Turtle first stop: Museveni's xafiis
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Turtle first stop: Museveni's xafiis
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toddobaadka dambe markii ugu horeysay dalka dibada uga dhoofi doona tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada Soomaaliya bishii hore tobankeedii.
Madaxweynaha ayaa sida wararku sheegayaan u dhoofi doona wadanka Uganda halkaasoo uu kaga qeybgalayo munaasabada “Golden Jubille” oo loogu dabaaldegayo 50-guurada ka soo wareegatay xornimada wadankaasi, iyadoo ay munaasabadaasina iman doonaan in ka badan 14 madaxweyne oo adduunka daafihiisa ka socda.
Wasiirka warfaafinta Uganda haweeneyda lagu magacaabo Karooro Okurut ayaa maanta wariyaasha ugu sheegtay magaalada Kampala in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu tagayo Kamapala bishan 9-keeda.
“Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya wuxuu nop xaqiijiyey inuu ka soo qeybgali doono munaasabadan weyn” ayey tiri haweeneyda wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta Uganda ah.
Madaxweynaha Masar Maxamed Mursi ayaa sidoo kale munaasabadaasi ka soo qeybgali doona, waxaana warar ku dhow Villa Soomaaliya ay sheegayaan in madaxweyne Xasan Sheekh uu kulan Kampala kula yeelan doono madaxweynaha Masar Maxamed Mursi oo isaga laftiisa dhowaan ku guuleystay doorashadii wadankiisa ka dhacday.
Madaxweyne Mursi ayaa ah siyaasi ka soo jeeda ururka Ikhwaanul Muslimiin oo sida la sheego xiriir dhow la leh madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo la taliyaashiisa waxaana jira ballanqaadyo taageero ah oo madaxweynaha Masar u sameeyay dawlada cusub ee Soomaaliya, sidaasi awgeed ayaa kulanka labada nin uu muhim u yahay.
Safarka madaxweynaha
Safarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya uu ku tagayo dibada ayaa ah kii ugu horeeyay ee uu dalka uga baxo tan iyo markii la doortay bishii hore bilawgeedii, waxaana xusid mudan in Uganda oo ah wadan ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya ay noqotay meeshii ugu horeysa ee dibadda ah ee uu cagta dhigo madaxweynaha cusub ee dalka.
RBC Radio
My reaction:
The first foreign visit by Turtle is not to Kuwait, UAE or even Ethiopia but too somalia's chief coloniser: Uganda sponsered by America. this is a tragedy walaalayaal, that this turtle's first stop is too commermerate Uganda's 50th independence day.

Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
What do Kuwait or UAE do for him, why would he go there
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
How about Djibouti? They did many things for somalis.. why does he his first foreign visit have to be too uganda museveni's xafiis... wa sual adag..Murax wrote:What do Kuwait or UAE do for him, why would he go there
- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
They actually give money to Somalia's government (stolen by the prievious tfg), so yes they are beneficial to Somalia. But this gives Somalia a chance to be one among many other dignitaries that will visit Uganda for their Independence day.Murax wrote:What do Kuwait or UAE do for him, why would he go there
For Internal politics, they can leverage Ugandan support over Kenya, since Uganda heads Amisom. We are excellent at playing powers against each other.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
Of course he needs to visit Uganda it is the home of the leaders of Amisom - who are the ones who cleared Alshabab from most of southern Somalia
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
Turtle's next stop will be Tanzania where he'll give his allegiance to President Mahiga 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
So we are let to beleive he is working for the interest of Somalia.
The Amisom troops are mean to capture territory and give control to indisciplined Hawiye militia hiding under government soilders. We are to cheer for this while we wait for them to liberate our lands.
One thing Hawiyes dont understand is Uganda can do nothing about Kenya..The President will fail just like Sharif failed.Kenya is not ready to compromise its security just to make the Hawiye masses happy.
Hawiye Imperialism will not be successful. Jubaland will not be controlled from Xamar.
If the President is abusing his powers then we will not assist him to do so but we will fight him and expose him.

- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
You Just Assured To me The Suspicion I had long Time Ago and Faroole`s Famed Speech about Absame being Ethiopian/Kenyan Agents Was Some How True After ALL.Now you are Saying I would Rather Be Controlled From Nairobi Then MOgadishu,I have no Phocking Idea how THis Cagdheer Logic Works But if you are Talking about Clan wise,remember The Clans in Mogishu,Baydhabo and Baardheer have a claim over Jubba and Will never Allow a Pro-Kenyan Gacan ku rimis Admin in Kismaayo and the Fact that You need the Approval Of the Parliament will Just hinder your illegitimate Ambitions.Hawiye Imperialism will not be successful. Jubaland will not be controlled from Xamar.

Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
abgaalKING wrote:You Just Assured To me The Suspicion I had long Time Ago and Faroole`s Famed Speech about Absame being Ethiopian/Kenyan Agents Was Some How True After ALL.Now you are Saying I would Rather Be Controlled From Nairobi Then MOgadishu,I have no Phocking Idea how THis Cagdheer Logic Works But if you are Talking about Clan wise,remember The Clans in Mogishu,Baydhabo and Baardheer have a claim over Jubba and Will never Allow a Pro-Kenyan Gacan ku rimis Admin in Kismaayo and the Fact that You need the Approval Of the Parliament will Just hinder your illegitimate Ambitions.Hawiye Imperialism will not be successful. Jubaland will not be controlled from Xamar.
WTH hortaa, since when did an Abgaal have anything to say when it comes to Jubboyinka? scratch that since when did Hawiye live or settle in jubboyinka? war amarkan dayaa, lately your everywhere Kismaayo and Jubboyinka are being discussed, isdaji bro this got nothing to do with you, it never has and it never probably will. As for Kenya, the Defence minister of Kenya and the man running the show is Ogaden markas yes they rather have one of their own rule Kismaayo then some dude from Xamer who is being guarded by the same Africans you are insulting.
- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
Xamud
Abgaal OR Hawiye Have and will always Have A legitimate Claim Over Jubba ,you just have to accept the reality on the Ground.And For Kenya,The Territory in jubba Belongs To the Federal Republic of Somalia and Even Kenya Knows the Somali Sovereignty of the Land In Question.

abgaalKING wrote:Xamud

Of course Kismaayo belongs to Somalia and Somalis, only a mad man would claim otherwise, and yes the Somali sovereignty is at stake, and it has been at stake for the past 20 years. But my question to you was, and is, what claim do you have on Jubboyinka beside being Somali? do you settle there? what stake do you have there beside being Somali?
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
Waxaan u sheegayaa mr obama inuu Faraha kala baxo siyaasada jubbada AMA USA waan ka go aynaaabgaalKING wrote:Xamud
Abgaal OR Hawiye Have and will always Have A legitimate Claim Over Jubba ,you just have to accept the reality on the Ground.And For Kenya,The Territory in jubba Belongs To the Federal Republic of Somalia and Even Kenya Knows the Somali Sovereignty of the Land In Question.

- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: Turtle first stop: Museveni's xafiis
Xamud
Horta,You Need To Study Some History and Learn The Clan Composition in This Region,Not ONly hawiye is a native To the Land but also will Remain a Key Stakeholder.We Will See If Ahmed Madobe ,An Ethiopian National,Born inside Ethiopia Can Succeed In Capturing Hawiye Clans in Jubba And Lording Over Them.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 590 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 9 Replies
- 1125 Views
-
Last post by Mondey
-
- 6 Replies
- 35 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 10 Replies
- 1324 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 375 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 62 Replies
- 2503 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 349 Views
-
Last post by Somalistan