I am still trying to report the same news that Colonel shared with the forum. As it says, on october 6 2012 Al-shabab over run Garboharey. Just on the same day of PM nomination. It's a historic day on which the natives from Gedo were supposed to celebrate in their capital city freely. Since Alshabab are out there, there is no dhaanto for their PM. For matter of fact, I could care less whose fault it is, but I want to know who can fix this it. Remember Mr.Turtle's position on Jubaland which is clearly against the state building process.
Lastly, I wonder what message does fall of Garboharey carry for Mr.turtle?
And some people here would have us believe AS was a Sade militia
Boocame Online- Xiisad Dagaal ayaa saakay waxaa ay ka jirtaa Degmada Garbahaareey ee
Gobolka Gedo oo ay Muumulaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya .
Labadii Maalmood ee Ugu dambeeyay oo ay Xalay ku jirtay ,Duleedka Degmada Garbahaareey waxaa ka dhacay Dagaal xoogan oo Madaafiic cul culus ay isku dhaafsadeen Al-shabaab iyo Dowlada.
Qasaaraha ka dhashay Dagaalka iyo madaafiicda ayaa waxaa ay sababtay dhimasho in ka badan lex ruux oo dhinacyada dagaalay.
Saraakiil Ka tirsan Dowlada oo ku sugan Degmada Garbahaareey waxaa ay qireen in Ciidamada Al-shabaab ay soo Weerareen iyaga balse ay iska caabiyeen oo ay dib u celiyeen.
Wararka laga helayo Garbahaarey waxaa ay sheegayaan Saakay in Cutubyo ka tirsan Ciidamada Al-shabaab ay soo dhoobteen duleedka garbahaareey si ay ula wareegaan Magaalada.
Al-shabaab ayaa sheegay in saacado kooban ay la wareegeen Garbahaareey kana saareen Ciidamada Dowlada balse ay kabaxeen laakiin waxaa ay sheegeen inay gacanta ku dhigi doonaan saacadaha soo socda.
http://www.boocameonline.com/2012/10/06 ... u-dambeea/
Looks like Harakat Mujahidiin AS are still alive and kicking in Gedo, without Ethiopian backing Somali troops in the region have no chance against this formidable opponent.