Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Baxsan Deeqoow ma ceelkii Bulaalaad katimid
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Dhaanto aan dhagaysto in dhawayd tii ugu macanayd weeye walee, waxaa kaaga daran sidaan u garanayo dhulka ay ka dhantaynayaan.
Mahadsanid Guhaad.
Mahadsanid Guhaad.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
inama caadi ma'aha ina-adeer!!! One thing I like about our people in Ogadenia is that they know their land and cities very well!!! They know every little city and village. 

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Dhulka saa u qoyan ma jigjiga?
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Possibly ina-adeer, because JigJiga areas have lots of maintains and you can see in the background some of those small mountains.
Walee DDS wey duushay!!! We are few weeks away from ground breaking comprehensive agreement between ONLF and Ethiopia and hopefully all of us will go back to Ogadenia and invest the land.
Walee DDS wey duushay!!! We are few weeks away from ground breaking comprehensive agreement between ONLF and Ethiopia and hopefully all of us will go back to Ogadenia and invest the land.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Yaasalaam Waxanaa amaan lagaa yidhadaa.
Wiilka : Yartu biliicsanaa oo bidhaan ficanaa Ma bil dhalatayoo Loo busharaynayaa.
Gabadha : Inta boqolaa iyo Wiil barbaar Nool adaan beeel daajiyoow Kala bixiilahaa.
Wiilka : Boqorkaa ogoo Been masheegayee Bishimaahaa afkiyo Qoorta buuxdaa idilaay .
Gabadha : Alow Yaa naf bixi kugu baanta oo Bilad Yaa kuu xidhoo Raga yaa kaa Boqrada.
Yaasalaaam, yaasalaaam.
Wiilka : Burdaley, Awaariyo Bukudhwiyo Baxsan Deeqay ma Ceelkii bulaalad ka timid.
Gabadha : Baligii Caado oo roobku buuxiyiyo balimada Gogliyo BilcilCiymaan ka imid.
Wiilka : Beerihii MaraaCaato oo soobixiyo Banki Qoraxay yaa buulalaydh kaaga rida.
Gabadha : Burqo iyo Barmiil Bulshadii joogtay baa layga baaqayo iiga baxay hilaac.
Wiilka : Balidhuureiyo Baarta Iyo Guracan iyo Beeshi Dig taalay maso booqanaa.
Gabadha : Badarkii Liibaan oo bislaaday iyo Bustanada Goday Barqin Dharagsanaa.
Wiilaka : Badhtamaha Jigjiga oo barwaaqaysan baan Huuno Baalcadey Barya joogaynaa.
Gabadha : Buurhii Garbiyo Baka oo dooglehiyo Beydka raaxadiyo Biqo mayla Tagai
Guhaad
.

Mayee waa Dooxoyinkii iyo laagaha Faafaneed.Talo alle udaa wrote:Dhulka saa u qoyan ma jigjiga?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Jenecsani ilaa iyo babile iyo korkeedu ba waa sidaas.xaliye123 wrote:Mayee waa Dooxoyinkii iyo laagaha Faafaneed.Talo alle udaa wrote:Dhulka saa u qoyan ma jigjiga?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
War waa deeganka Jidwaaq sxb dhul cagdheer ma ah dhulkan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Babile ilaa negeyle reer cabdille aya degga, adiguna fafaan ayaad ka hadlaysa.xaliye123 wrote:War waa deeganka Jidwaaq sxb dhul cagdheer ma ah dhulkan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Been bad ino shegaysa waryaa. Dhulku waa dhul absame iyo adeerken adiguna cabdile iyo xaarkagi baad ku dul waregaysaa.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
been maxaan u sheegi, ilahay ba dhulkaas isiiyey ee haduu maseyr ku hayo isku day inaad iga qabsatiid, dhandhaan.xaliye123 wrote:Been bad ino shegaysa waryaa. Dhulku waa dhul absame iyo adeerken adiguna cabdile iyo xaarkagi baad ku dul waregaysaa.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Nacas Cali yuusuf langaaba ba tahay aniguna waxaan ahay nin Guule Jaamac ah kolkasad ani ileedahay waad iga masayrsantahy iyo erayadii dumarka lagu odhan jiray.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Bankii Qoraxeey Yaa Buula Leedh Kaaga Rida!!!
Reer cali yusuf soo reer cabdile masoo hoos galo kkkkkkkk war aniga ayaa waliga ba ku maamoli, isku day inaad iga qabsatid.xaliye123 wrote:Nacas Cali yuusuf langaaba ba tahay aniguna waxaan ahay nin Guule Jaamac ah kolkasad ani ileedahay waad iga masayrsantahy iyo erayadii dumarka lagu odhan jiray.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 60 Replies
- 2753 Views
-
Last post by Ducaale004
-
- 9 Replies
- 725 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 6 Replies
- 342 Views
-
Last post by Xplosive_playa
-
- 2 Replies
- 525 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 11 Replies
- 708 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 4 Replies
- 595 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 718 Views
-
Last post by abodu
-
- 1 Replies
- 423 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 28 Replies
- 1736 Views
-
Last post by SoMaLiSiZz
-
- 2 Replies
- 359 Views
-
Last post by foolxume2005