watch how true Reer Waamo are so civilized in engaging conversations
True Reer Waamo Have Spoken!!!
Moderator: Moderators
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
True Reer Waamo Have Spoken!!!
watch how true Reer Waamo are so civilized in engaging conversations
Re: True Reer Waamo Have Spoken!!!
Nimankaan waxaan umaleeynaayaa waa reer buale iyo afmadow, aad iyo aad baan usoo dhaweeynaayaa inteey iiga waramaan meelahaas lakinse buulshada kismaayo iyo afaaraheeda dadbaa kaga dhow oo xaladeeda ka yaqaan. Brogramkaas waanka xumahey waayo dadkii arinta gacanta ku haayey meeysan wareeysanin, indha sircaad kaana ma aqbaleeyno.
Re: True Reer Waamo Have Spoken!!!
Thanks for posting, but gedo should NEVER be part of the Jubba/Azania entity. 
Re: True Reer Waamo Have Spoken!!!
Sheekada ma'ahan wax la isweeydiinaayo oo lisku baryaayo. Qoraxdu soo subaxwalba ma soo baxdo? Waligaa ma aragtey qof codsanaayo cadceeda inteeynan soo bixin jawaabtu waa maya, GEDO waa qoraxda soo bixi taankeeda liskuma heeysta ee waxaa lisku heeystaa meelaha eey ku iftiimi doonto.
Re: True Reer Waamo Have Spoken!!!
ninkaan waa reer kimaayo asal ah waana nin caan ahAdvo wrote:Nimankaan waxaan umaleeynaayaa waa reer buale iyo afmadow, aad iyo aad baan usoo dhaweeynaayaa inteey iiga waramaan meelahaas lakinse buulshada kismaayo iyo afaaraheeda dadbaa kaga dhow oo xaladeeda ka yaqaan. Brogramkaas waanka xumahey waayo dadkii arinta gacanta ku haayey meeysan wareeysanin, indha sircaad kaana ma aqbaleeyno.
wuxuu u ciyaari jiray kismaayo ciyaarihii gobolada
waana nin ay aad u ixtiraamaan reer kimaayo,qaasatan kuwii kismaayo daganaa dagaaldii 1990-ka hor
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 3178 Views
-
Last post by Murax
-
- 7 Replies
- 1334 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 3 Replies
- 3567 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 5 Replies
- 2536 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 4 Replies
- 598 Views
-
Last post by Ladie_x
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by somaliscarface
-
- 3 Replies
- 2587 Views
-
Last post by COSTA
-
- 5 Replies
- 2286 Views
-
Last post by Addoow
-
- 30 Replies
- 7654 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 21 Replies
- 6753 Views
-
Last post by DUFAAN_
