2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamo aad u badan oo ka socda dowladda Itoobiya ay ka soo gudbeen xuduuda ay wadaan Soomaliya iyo Itoobiya, kuwaas oo la sheegay inay wataan taangiyo iyo hub culus oo kale, waxayna u soo jiheysteen ciidamadaasi mid ka mid ah gobolada Soomaalioya.

Sida warku sheegayo ciidamadan Itoobiyaanka ah oo tiro ahaan lagu sheegay 2000-kun askari ayaa u kala jiheystay gobolada Gedo iyo Bay iyo Jubboyinka si ay dagaal ula galaan ciidamada Xarakada Al-shabaab ee weli ku sugan qaar ka mid ah gobolada Gedo iyo Bay, iyadoo dhinaca kale ay jiraan warar sheegaya in ciidamo kale oo ka yimid iyana dhinaca Itoobiya ay ku jiheysanyihiin gobolada Bakool.

Warar kale oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah ay bedel u noqon doonaan ciidamada Itoobiya ee horay u joogay gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo ku kala sugan gobolada Hiiraan, Bakool, Bay iyo Gedo, goboladaas oo ay dagaal kula galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab, isla markaasna ay ku sugnaayeen illaa bishii Feebaraayo ee sanadkan, waxayna imaatinka ciidamadan cusub ay ku soo aadayaan iyadoo Ra’isul wasaaraha Itoobiya uu sheegay inay Soomaaliya u diri doonaan ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 20-kun oo askari, lamana oga inay qeyb ka yihiin ciidamadii uu sheegay Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya iyo in kale.

Dhinaca kale dhaqdhaaqyo ciidan ayaa laga soo calaamadeynayaa deegaano ka tirsan gobolada Gedo iyo Bay, kuwaas oo ay isku horfadhiyaan haatan ciidamada Dowladda Soomaaliya, AMISOM, Itoobiya, Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakada Al-shabaab oo iyaguna dhinac ah, waxayna ay dhaqdhaqaaqyadan ku soo aadeen iyadoo todobaadkan bilowgiisii uu shir arrimaha gobolada Koonfureed ee Soomaaliya looga hadlay uu ka dhacay sidii ay Itoobiya gacan uga geysan laheyd qabashada deegaanada ay weli gacanta ku heysso goboladaasi, gaar ahaan gobolka Gedo, sidoo kalena ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo dowladda ay sheegeen inay ku jiheysanyihiin degmada Buur-hakaba iyo deegaanada kale ee gobolka Bay.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by metamorphosis »

Whats your opinion on this grandpa?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

Image

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamo aad u badan oo ka socda dowladda Itoobiya ay ka soo gudbeen xuduuda ay wadaan Soomaliya iyo Itoobiya, kuwaas oo la sheegay inay wataan taangiyo iyo hub culus oo kale, waxayna u soo jiheysteen ciidamadaasi mid ka mid ah gobolada Soomaaliya.
Sida warku sheegayo ciidamadan Itoobiyaanka ah oo tiro ahaan lagu sheegay 2000-kun askari ayaa u kala jiheystay gobolada Gedo iyo Baay si ay dagaal ula galaan ciidamada Xarakada Al-shabaab ee weli ku sugan qaar ka mid ah gobolada Gedo iyo Baay, iyadoo dhinaca kale ay jiraan warar sheegaya in ciidamo kale oo ka yimid iyana dhinaca Itoobiya ay ku jiheysanyihiin gobolka Bakool.
Warar kale oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah ay bedel u noqon doonaan ciidamada Itoobiya ee horay u joogay gudaha dalka Soomaaliya, kuwaas oo ku kala sugan gobolada Bakool, Hiiraan, Baay iyo Gedo, goboladaas oo ay dagaal kula galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab, isla markaasna ay ku sugnaayeen illaa bishii Feebaraayo ee sanadkan, waxayna imaatinka ciidamadan cusub ay ku soo aadayaan iyadoo Ra’isul wasaaraha Itoobiya uu sheegay inay Soomaaliya u diri doonaan ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 20-kun oo askari, lamana oga inay qeyb ka yihiin ciidamadii uu sheegay Ra’isul wasaaraha cusub ee Itoobiya iyo in kale.
Dhinaca kale dhaqdhaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka tirsan gobolada Gedo iyo Baay, kuwaas oo ay isku horfadhiyaan haatan ciidamada Dowladda Soomaaliya, AMISOM, Itoobiya, Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakada Al-shabaab oo iyaguna dhinac ah, waxayna ay dhaqdhaqaaqyadan ku soo aadeen iyadoo todobaadkan bilowgiisii uu shir arrimaha gobolada Koonfureed ee Soomaaliya looga hadlay uu ka dhacay sidii ay Itoobiya gacan uga geysan laheyd qabashada deegaanada ay weli gacanta ku heysso goboladaasi, gaar ahaan gobolka Gedo, sidoo kalena ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo dowladda ay sheegeen inay ku jiheysanyihiin degmada Buur-hakaba iyo deegaanada kale ee gobolka Baay.
Ashraf Macalin Nuur
Xafiiska Ishabaydhaba.com
Muqdisho Soomaaliya

20,000 ETHIOPION TROOPS on there way too somalia... :steviej:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

metamorphosis wrote:Whats your opinion on this grandpa?
I say good job ethiopia, they are there to clean terrorists and ONLF terrorist... let them clean ONLF remenants.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by metamorphosis »

grandpakhalif wrote:
metamorphosis wrote:Whats your opinion on this grandpa?
I say good job ethiopia, they are there to clean terrorists and ONLF terrorist... let them clean ONLF remenants.
:mindblown: :lol: werent you condemning kenya for coming to kismayo for the same reason? Once again you prove to us all that you are a hypocrite.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

ethiopia is facing an extensential threat in kismayo where ONLF sympathizers and armed terrorists are lurking, they have every right to secure their freedom. they are also nice to locals like in baidoa. if kenya dares intervenes they will face diplomatic pressure by Ethiopia to withdraw, in fact kenya's mission ends in 3 weeks.

http://www.hiiraan.com/news4/2012/Oct/2 ... s_end.aspx
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by Advo »

:snoop:

We don't need anymore foreign troops in Somalia, the hell with kenya iyo ethiopia :arrow:
User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by watchman »

Advo wrote::snoop:

We don't need anymore foreign troops in Somalia, the hell with kenya iyo ethiopia :arrow:

cause we aren't united and we are dumb

Image
Last edited by watchman on Wed Oct 10, 2012 4:25 am, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

watchman wrote:
Advo wrote::snoop:

We don't need anymore foreign troops in Somalia, the hell with kenya iyo ethiopia :arrow:

cause we are united and we are dumb

Image
homeless cagdheer waa hungury
User avatar
watchman
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 321
Joined: Tue Sep 11, 2012 8:35 am

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by watchman »

grandpakhalif wrote:
watchman wrote:
Advo wrote::snoop:

We don't need anymore foreign troops in Somalia, the hell with kenya iyo ethiopia :arrow:

cause we are united and we are dumb

Image
homeless sade waa hungury
:ehh: jealous is a disease
Last edited by watchman on Wed Oct 10, 2012 4:37 am, edited 1 time in total.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by AhlulbaytSoldier »

If this news reached Amiiral muminiin Ahmed Gurey and Sayyid Abdulle Hassan they would get heartattack even though a dead person cannot get heartattack.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by grandpakhalif »

:meles:
HutuKing01 wrote:If this news reached Amiiral muminiin Ahmed Gurey and Sayyid Abdulle Hassan they would get heartattack even though a dead person cannot get heartattack.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by The_Patriot »

Where will the Reer Diini AS hide? Its party time for Taxle and reer Xassan finally the Region will be free from marauding anti-peace elements.
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by Coldoon »

The Sade Snetters have to either denounce Grandpakhalif and his Anti-Daarod sentiments or their silence in his insolence would only mean that they share his views. That is, if Grandpakhalif is really a Marehan.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: 2000 Ciidaamo Ethiopion with tanks arrive in Dolow

Post by original dervish »

everybody has their own opinions.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”