Page 1 of 2
A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 8:45 am
by MenaceToSociety
[youtube]Dux0vdy90hk&feature=related[/youtube]
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 8:54 am
by DayaxJeclee
Gebar waayo'arag ma u eko, markaas nolaati lee talo loo fidiyaa dadka.
Waas iska hadlaa hal lee waaye.
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 8:56 am
by X.Playa
sareedoxareedo,
walaahi waan kaa yaabay , naa heedhe ama af gaal baro ama af muslin baro, waxani labada midna maaha
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 8:59 am
by DayaxJeclee
X.Playa wrote:sareedoxareedo,
walaahi waan kaa yaabay , naa heedhe ama af gaal baro ama af muslin baro, waxani labada midna maaha
War heedhee joogsoooooooooooo
qowdhan kaa heeso
Afkee gaal ma'ahan. kaaga aa hubaa in uus u dhow yahay. Makastay.
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:10 am
by X.Playa
Afkee gaal ma'ahan. kaaga aa hubaa in uus u dhow yahay. Makastay.
afkee = afkay
kaa aa hubaa = kaagaan hubaa
in uus u dhow yahay = inu u dhawyahay
makastay = ma garatay
sedex iska daa.
1- aaa
2- lee
3- uus.
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:15 am
by Calibesteen
X.Playa wrote:Afkee gaal ma'ahan. kaaga aa hubaa in uus u dhow yahay. Makastay.
afkee = afkay
kaa aa hubaa = kaagaan hubaa
in uus u dhow yahay = inu u dhawyahay
makastay = ma garatay
sedex iska daa.
1- aaa
2- lee
3- uus.
Waryaa X.player,
Sareedo ii daa, I like her accent!

Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:18 am
by X.Playa
lool mar kaste waa akhriyaa waxay qorto, waxa nafta ii keenay...aa..uu...lee..aas..uus
intaas haday iska dayso she is good.
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:18 am
by Calibesteen
SareedoXareedo wrote:
War heedhee joogsoooooooooooo qowdhan kaa heeso
Afkee gaal ma'ahan. kaaga aa hubaa in uus u dhow yahay. Makastay.
Sareedo,
I love your accent!!! Waan ku qafiifaa.

Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:21 am
by Calibesteen
X.Playa wrote:lool mar kaste waa akhriyaa waxay qorto, waxa nafta ii keenay...aa..uu...lee..aas..uus
intaas haday iska dayso she is good.
Im from Mudug and sometime I don't understand everything she writes but its all good. The Somali language has diversity which is good.

Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:23 am
by Hibonuraa
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:26 am
by DayaxJeclee
X play markii aa daysaan DEE=They. Hadh, qalad . Har ama Her sida hargaysaa.
Aw Jaamac.O'brain. Keyse , casey.
Afsoomaali adi ma lihid. Kaaga Dh carab xanuun aas ka buuxo. Ha naqon Koo oo gees fadhiyo oo wirwirka run u maleeyey.
Madaama aa tiraahdo tariikh soomaali aa kasooyaa. sayidka aa reer baydhabo ku yiri ama af muslim ama af gaalo aa iinku imaado. is jiri carabka lee waayin.
Calibeysteen

Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:28 am
by AgentOfChaos
Walle iyo bille garam garam af-soomaali baratay wax ka liita ma jiro.

Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 9:30 am
by Keyblade
This girl is the original Ghostface Killah. Ease up on the powder, cot damn.
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 1:29 pm
by TeAmo
Re: A girl named Fardowsa made a video 4 Somali men(video)
Posted: Sat Oct 13, 2012 1:43 pm
by MenaceToSociety
I think she couldve got her point across if she just stuck to her Somali.