Page 1 of 1

Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 2:53 am
by AhlulbaytSoldier
Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab
ayaa xalay waxa ay weerar kusoo qaadeen
saldhig Galbeed ee Magaalada Muqdisho
halkaasi oo uu dagaal ka dhacay.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan islamarkaana
rasaasta noocyadeeda kala duwan la
iskuweeydaarsaday ayaa waxaa la sheegay
inuu kadhashay khasaaro kala duwan oo
soo gaaray ciidamada dowladda Soomaaliya
iyo Ciidamada Shabaab.
Ciidamada Shabaab ayaa weerarka dagaalka
waxa ay kasoo qaadeen dhanka howdka ee
duleedka kaxda halkaasi oo ay weerarka
dagaalka kasoo abaabuleen.
Inta la xaqiijiyay afar kamid ah dhinacyada
dagaalamay ayaa geeriyoodeen iyadoo
suura gal tahay in khasaaraha intaasi uu ka
badan karo maadaama xilliga dagaalka uu
dhacayay ay aheyd xilli habeen ah.
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka
Dowladda ee Degmada Dharkeynleey Yuusuf
Kabaale oo la hadlay warbaahinta ayaa
sheegay in dagaalka uu ahaa sida uu
sheegay mid kooban oo ay shabaab soo
qaadeen.
Wuxuu sheegay in ciidamada dowladda
Soomaaliya ay sameyn doonaan howlgal
xoogan oo ku aadan halka ay weerarka
kasoo qaadeen Al-Shabaab,sida uu
sheegayna dagaalkan ay soo qaadaan uu
noqday mid soo noqnoqda.
Al-Shabaab ayaa dhowr jeer waxa ay
weeraro dagaal ah kusoo qaadeen saldhigyo
ku yaala Magaalada Muqdisho,xilli
Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya
ay sheegeen in ammaanka Magaalada
Muqdisho uu yahay mid wanaagsan
Shabaabna laga saaray.

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 7:42 am
by DayaxJeclee
saa wax u qortay war ma'ahan, gabay waaye

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:09 am
by jalaaludin5
SareedoXareedo wrote:saa wax u qortay war ma'ahan, gabay waaye
:lol:

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:12 am
by qoraxeey
:lol: :lol:

hutu drama queen

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:19 am
by DayaxJeclee
Ilko jajab, koow dhidiid kaa baxsho lee luguu raadinaa.
Ma kastay

jahwareer waas ku dayn lahaa :lol: :lol:

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:20 am
by jalaaludin5
SareedoXareedo wrote:Ilko jajab, koow dhidiid kaa baxsho lee luguu raadinaa.
Ma kastay

jahwareer waas ku dayn lahaa :lol: :lol:
:?

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:27 am
by AhlulbaytSoldier
SareedoXareedo wrote:Ilko jajab, koow dhidiid kaa baxsho lee luguu raadinaa.
Ma kastay

jahwareer waas ku dayn lahaa :lol: :lol:

Can you write only in somali or english :mindblown:


Qoraxeey, go fuck yourself :ufdup:

Re: Terrorists attacking peaceful Xamar

Posted: Mon Oct 15, 2012 9:30 am
by DayaxJeclee
Waryaa h~king jooji warka aa gabay oo kalaato u qoraysid.

wareeris waaye