Deegaanka Kaxda oo horey uhoostagi jiray degmada Dharkiinleey ayaa maanta waxii ka dambeeya noqoneysa degmo kamid ah kuwa muqdisho kuyaalla waxaana ay ka dhigeysaa 17-degmo oo gobolka banaadir xilligaan kuyaalla.
Degmada Kaxda ayaa waxa gudoomiye loogu magacaabay C/wali Yuusuf Cumar waxaana madaxdii ka qeyb gashay si isku mid ah usheegeen inay Kaxda mudneyd in degmo loo magacaabo.
Talo soo jeedin Madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed uu ku codsaday in Kaxda Degmo laga dhigo ayaa maanta ugu dambeyn loo aqoonsaday inay kusoo biirto degmooyinka magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somalia
http://www.simbanews.com/?p=1370
So shiiqaals have their own degmo now "Kax Shiiqaaleed".




wlhi you are one sad individual, talyaani maad iska sheegatid intaad masaakiin shiiqaal u xoog sheeganaysid, meeshaas aaba majority ka tihiin not Kaxda, bismillaah wuxu xishood maleh miyaa 