Shir Beelaha Mahad Case in London Uk
London(Lug)-waxaa dhamaan la Ogaysiinayaa Dadwaynaha KKU Abritsada Boqortooyadii Awdal Ee Saylac Gaar ahaan Beelaha Mahadcase Ee Ku nool Dalka England waxaanay Gudida qaban qaabada Shirkaasi ku
war galinayaa inay kasoo qayb galaan
Rag iyo Dumarba ,Shirkaasi oo lagaga wada hadli Doono dhawr Arimood oo ay ka mid tahay wada tashiga Beelaha Mahadcase waxaanu ka dhacayaa London 27/10/2012 Sabti
Cocoon House Market Approach off Lime Grove Sepheds Bush
London W12 8EE Time: 3:00 PM
Hadii aad Qabto Wax Su’aalo ah la xidhiidh Gudida Beelaha Mahadcase ee kala ah
1- Beesha Bahabar Abokor
2- beesha Bahabar Celi
3- beesha Bahabar Adan
4- Beesh Habar Muuse
5- beesha Reer Maxamad
6- Beesha Abrayn (Cismaan)
7- Beesha Adan Muuse
Mahadsanid
Lughayanews-London
Ogaysiis London Uk
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 689 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 18 Replies
- 2190 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 425 Views
-
Last post by great-legend
-
- 7 Replies
- 1506 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 8 Replies
- 582 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 31 Replies
- 1848 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 21 Replies
- 1588 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 1 Replies
- 515 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 4 Replies
- 732 Views
-
Last post by MaliPirate