Odayaasha Dhaqanka Beelaha Sade iyo Absame oo Kismaayo kulan ku yeeshay……….
admin | Oct 19, 2012 | 0 comments
Waxaa manta Magaalaa Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose kulan balaaran ku yeesha Odayaasha Dhaqanka Beelaha Sade iyo Absame.
Kulankaan oo ahaa mid odayaasha dhaqanka beelahaani ay uga tashanayeen ayaaha Magaalada Kismaayo iyo Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxaa ka qayb galay Odayaasha ugu caansan ee labadaasi belood.
Kulankaan ayaa waxaa uu yahay midkii labaad ee ay beelahaani yeeshaan ayaado kulankaan midki ka horeeyay uu dhacay Talaadadi aynu soo dhafnay .
Odayaasha Dhaqanka labadaani belood ayaa waxaay diirada ku sareen Kulanki manta sidi beelahaani ay qayb weyn uga qadan lahayeen Amanka Guud ee Magaalada Kismaayo iyo Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee lagu wado in lo soo raro magaalada Kismaayo.
Shirkaan oo ay saxafada dibad joog ka ahayd ayaan si rasmi ah lo hayn waxyaabaha ay labadaani beel isku afgarteen balse warar horudhac ah oo aanu ka helnay kulankaas ayaa waxaay shegayaan in la isku afgartay in laga wada qayb qaato Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo In labada Beel ee walaalaha ah iska ilaaliyaan in uu Madmadow gacan ka hadal dhaliya soo kala dhex galo.
Dhagayso
Shabakada Kismaayo24 oo aad uga barateen Wararki ugu danbeyay ee Jubboyinka iyo waliba guud ahaan Somalia waxaay idin balanqadaysa in ay dib idinka soo tabin doonto dhaman qodobada shirkaasi ka so baxay.
—————————–
Farxaan Kismaayo
Kismaayo-Somalia
Sade/Absame Odayaal Meet In Kismaayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 2367 Views
-
Last post by Shift
-
- 13 Replies
- 1301 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 3 Replies
- 497 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 2 Replies
- 291 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 5 Replies
- 475 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 6 Replies
- 1870 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 21 Replies
- 1736 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 19 Replies
- 961 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 6 Replies
- 4587 Views
-
Last post by Adali