Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by KingWaslawi »

Runtii waan yara qoslay markaan ku arkay qoraalkan hoose FB in kastoo aniguna aan xoogaa kusii daray :D

BORAMA........ - Huuno Waad I cajabise Maysku Xidhanaa
BURCO ..........- Aaryee walalo waan ka helee mayga heshay
HARGEYSA.... - Waraabe u taag maleedahay aan kaala soo hadlee
BERBERA .......- Maysku Qabanaa waad Shidantee
CEERIGAABO.... - Albaabka Guriga Dhagax kusoo Dhufo Ama Jiingada sare
LAASCAANOOD... - Daaqada toosh Lasoo istaag ama kaabadda Soo Fadhiiso
MUQDISHO.........Shaniimadii oo fiisha baraa u dhaw lee iga helaysaa
Bosaso.............?
Kismaayo.......................?
Wanlaweyn...........................?
Baladweyne....................................?
Baardheere.............................................?

Kusoo dara inta hadhay.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Somaliman50 »

hab dhaqanka soomaalida magaalo ahaan malaga eego balse gobol ahaan aa laga eegaa. lascanood ilaa boorame waa isku hal tiir, bari iyo nugaal sidoo kale iwm.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Oba »

Northwind wrote:Runtii waan yara qoslay markaan ku arkay qoraalkan hoose FB in kastoo aniguna aan xoogaa kusii daray :D

BORAMA........ - Huuno Waad I cajabise Maysku Xidhanaa
BURCO ..........- Aaryee walalo waan ka helee mayga heshay
HARGEYSA.... - Waraabe u taag maleedahay aan kaala soo hadlee
BERBERA .......- Maysku Qabanaa waad Shidantee
CEERIGAABO.... - Albaabka Guriga Dhagax kusoo Dhufo Ama Jiingada sare
LAASCAANOOD... - Daaqada toosh Lasoo istaag ama kaabadda Soo Fadhiiso
MUQDISHO.........Shaniimadii oo fiisha baraa u dhaw lee iga helaysaa
Bosaso.............?
Kismaayo.......................?
Wanlaweyn...........................?
Baladweyne....................................?
Baardheere.............................................?

Kusoo dara inta hadhay.
:dead: walahi im definatly gonna try the burco,berbera and ceerigaabo shukaansi lines
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Coldoon »

Northwind wrote: LAASCAANOOD... - Daaqada toosh Lasoo istaag ama kaabadda Soo Fadhiiso
Reer Lasanod love sleep overs. Markii leedhka la tamiyo, e tooshka indhaha laysku saaro wa very erotic ma ogtihin. :lol:
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by The`Republic »

Caabudwaaq: Ina adeereey hadee kolay waan is naqaanoo dhexda xiroo ma aqal tagnaa?
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Sagaashan »

Northwind wrote:Runtii waan yara qoslay markaan ku arkay qoraalkan hoose FB in kastoo aniguna aan xoogaa kusii daray :D

Bosaso.............baayo durba ma isku dhufanaa, hadana mid noqonaa
Wanlaweyn...........................walxaa qarxa alla naga badbaadiyee sidee uga mahdinaa

Kusoo dara inta hadhay.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Rightwing »

You can't compete this: Ceerigaabo vs Berbera
A guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North would approach a girl.

Boy: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina Xaaji xunjuf?

Girl: haa walaalo ee kumaad aheyd adigu?

Boy: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Girl: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Boy: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Girl: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Boy: Daadaxeey dee caayda maad inaga deeyn?

Girl: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan Degdegsanahee?

Boy: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saarantay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Girl: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Boy: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal yaray uyara kaadi.

Girl: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Boy: Naa adigaanu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Girl: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Boy: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Girl: Hayaay, waryaadheheen ma Baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Boy: Naa Baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Girl: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Boy: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina-adeerkaa ahay oon hadana ku geeyo?

Girl: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Boy: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Girl: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Boy: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Girl: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Boy: Qoodhiin iyho Xeradiine inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Girl: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Boy:Dee sow adigan leh waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Boy: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Hargeysa.

Girl: Allow kan reer bariga ah maxaa ka si ah saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Boy: Yarey magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Girl: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Boy: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii furinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seeraysaa.

Girl: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Boy:Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Girl: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Boy: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Girl: Waaryee waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Boy: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayaay i odhaneysaa..billaa caleyk yarey waa ku sidee dee?

Girl: Waar shukaansi leyne orodoo gawaadhida iska eeg.
Boy:
Gawaadhidee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Girl: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Waryee shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Boy: Waan is mehersaneynaa baa?

Girl: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Boy: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Girl: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma sandulaa waxaagu?

Boy: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Girl:: War waaxay af lagaadadu?

Boy: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo huuno iisheeg.

Girl: War kani miyuu falanyahay?

Boy: Naa diintaada waxaa ku sameeyoo inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Girl: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Boy:Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida dacartii, laabtana iiga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Girl: koow.

Boy:Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Girl: waar anigu cidlo ima heyso.

Boy:Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.

Girl: Waryee aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Boy: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee huuno wareeg kale ha ii dirin.

Girl: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Boy: Walleey iga tahay mid kale.

Girl: Dee yeelkadaa.

Boy:Adiguba yeelkadaa.

Girl: Dee inagu kala dhaqaaji.

Boy: Ma cid lugaha ku heysaa jirta?

Girl: Waar ina dhaaf.

Boy: Naa adiguba ina dhaaf.

Girl: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Boy:Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Girl: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Boy: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Girl:Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.

The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Somaliman50 »

Rightwing wrote:You can't compete this: Ceerigaabo vs Berbera

waligeey gabar waqooyi udhowaan maayo hadey sheekada sidaan noqoto :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Rightwing »

abakar20

This happened in 1972. Iminka waa bajaq, shaxshaxley and canbaroos :D
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by zulaika »

loooooool

rightwing,

beenta jooji waryaa :mrgreen:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Somaliman50 »

Rightwing wrote:abakar20

This happened in 1972. Iminka waa bajaq, shaxshaxley and canbaroos :D
you forgot shankaroon :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Rightwing »

zulaika wrote:loooooool

rightwing,

beenta jooji waryaa :mrgreen:
Haye, dee hadaa correct me!!
abakar20 wrote:
Rightwing wrote:abakar20

This happened in 1972. Iminka waa bajaq, shaxshaxley and canbaroos :D
you forgot shankaroon :lol:
Abakar, yeah shankaroon too :lol:
Horta Mogadishu weli KHAMIIRKII ma la tumaa? mise waa matter of history?
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Somaliman50 »

waahore aa laga tagay baan u malayn..laakin dad kalaa iga xog ogaalsan marka ayagu waydii
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Rightwing »

abakar20 wrote:waahore aa laga tagay baan u malayn..laakin dad kalaa iga xog ogaalsan marka ayagu waydii

Aren't you currently in BUULA XUUBAY? :o I was told that you are Somali military commanderand Sheikh indha-cade + Dayniile editor!
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Shukaansiga iyo Magaalooyinka Soomaaliyeed.

Post by Maandhow »

Wooow! Waxaas aa lagaa dhahaa shukaansi sare.
Rightwing this generation shukaansigooda wuxuu noqday easy peacy sida abaayo biyahaan kaa dhex arkaa :ufdup:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”