Page 1 of 2

Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 6:33 pm
by Sagaashan
Image

:ahh:

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 6:52 pm
by DayaxJeclee
dhib ma leh, hawada dabaalo. raaxoraaxo

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 7:11 pm
by Sagaashan
soomaaliya caadi ma aheen, allow i tusi wadanii oo nabad ah. look at the serenity that comes with such a pose and the freedom to know all is yours :up:

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 7:18 pm
by DayaxJeclee
Soomaaliya caadi aas aheed, hadda aa caadi ahayn.

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 7:26 pm
by Sagaashan
waa runtaa, laakiinse waxay aheyd dadkii markaas talada hayay in ay ka fakaranaa masaakiinta aan dhalan wili si anagana aan u baashaalno :wow:

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 8:26 pm
by guhad122
Horta naagtani ma fanaanad bey ahaan jirtey Somalia? Hadda inay iska fariisto baa loo qaatay waayo she thinks she still got.

Ma Isaaqbaa?

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 8:46 pm
by Rightwing
guhad122 wrote:Horta naagtani ma fanaanad bey ahaan jirtey Somalia? Hadda inay iska fariisto baa loo qaatay waayo she thinks she still got.

Ma Isaaqbaa?
Shamso iyo foot, waxaas waqooyi cidina magac kama dhigato

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:22 pm
by Hyperactive
lol@ rightwing! what foot even means?

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:24 pm
by DayaxJeclee
guhad122 wrote:Horta naagtani ma fanaanad bey ahaan jirtey Somalia? Hadda inay iska fariisto baa loo qaatay waayo she thinks she still got.

Ma Isaaqbaa?
soomaali waaye. haddees fariistao, yaa cunto siinaayo. cirka maas ka soo dareeree. ama gacmee hoorsehee

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:26 pm
by Rightwing
hyperactive wrote:lol@ rightwing! what foot even means?
Fooda hore ee timaha :lol: its how Wanlaweyn pronounce it

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:32 pm
by Hyperactive
:lol: :lol: :lol:

sareedo yeysan no hanaqin. tabar uma heyno dagaal menal subahan.

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:35 pm
by Rightwing
hyperactive wrote::lol: :lol: :lol:

sareedo yeysan no hanaqin. tabar uma heyno dagaal menal subahan.

Waa runtaa, afkayga waa inaan haystaa :lol:

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:38 pm
by eliteSomali
Rightwing wrote:
hyperactive wrote:lol@ rightwing! what foot even means?
Fooda hore ee timaha :lol: its how Wanlaweyn pronounce it
:lol: that's food not foot. wtf. :lol: Waqooyis have some pretty focked up names. like sac wase iyo lax wase. waxaas yaa labaxaa? Hada ka hore ayaan mid reer waqooyi ah la darsay markaasaan wadiiyay. waxaan dhahay sxb magacaa, homie wuxuu yari "dameer wase" :mindblown: I tho he was kiddin' but no, niggas called him dameer wase.

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:42 pm
by Rightwing
Waad ka bad badisay ma is tidhi? milixda ka yaree sxb. Cidina dameer wase lama baxdee!

Re: Back in the day: Shamso Foot

Posted: Sun Oct 21, 2012 9:46 pm
by eliteSomali
:lol: Waqooyians waa daadaan layaabay. hataa xoolihii ayaa ka baxsan la'a. waxaad wastaan mad wayseeyn toloow dameerada iyo ariga ayaa idinka fakan la'a.