Faisal Warabe: Dadka Somaliland qaad iyo qabyaalad baa dilay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Faisal Warabe: Dadka Somaliland qaad iyo qabyaalad baa dilay

Post by AhlulbaytSoldier »

Vdeo”:Feysal A.Warabe”Dadka Somaliland, Qaad & Qabyalad Ayaa Dilay
Published on October 26, 2012 by somali · 1 Comment

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dadka Somaliland maaro looga la yahay qabyaladda iyo qaadka, isagoo tilmaamay in wax walbo ay ugu muhiimsan yihiin labadaasi shey.

“Hadaan moodayay in dadka Somaliland sidaasi yihiin oo aysan tixgelin sharciga iyo qaanuunka siyaasad ma galeen,

Waxaan u tegay dad qabyalad iyo qaad aanu waxoodu dhaafsaneyn, sharcigana aanu agtooda waxba ka aheyn, kii dilayay ayaa laga qabanayaa wey ka danba imaanayaan, soo daay ayey ku leeyihiin, waxaaana u arkay dad nidaamka aqoon oo Qaranimo aqoon u laheyn” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo sheegay in sharciga iyo qaranimad ay u yaqaanaan sharci daro.

Hadalkan ayaa bulshada Somaliland si weyn ugu caroodeen, iyadoo ay ku tilmaameen mid meel ku dhac ku ah bulshada Somaliland.
Halkan ka daawo Hadalka Feysal Cali Waraabe


:russ:
Faysal went Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”