Marka Adday turns into rape city
Posted: Sat Oct 27, 2012 10:03 am
"Gov" soldiers rape spree in Marko Caddeey!.
Ciidamada dowlada oo kufsi ku haya gabdhaha Marka iyo dil bareer ah oo Magaaladda ka dhacay
Print here| By: allghetto.com: Sunday, October 21, 2012 // 2 Jawaabood
Magaaladda Marka ayaa waxaa ka jira dhibaato ay gaysanayaan ciidamada dowlada ee dhawaan Magaaladaas kala wareegay Shabaab.
Rag katirsan ciidadamada dowlada ayaa saacadihii lasoo dhaafay kufsaday ilaa sedex gabar oo kamid ah kuwa magaaladda Marka.
Shacabka Magaaladda ayaa dhigay banaanbax kadhan ah ciidamada dowlada ee kufsigaas gaysanaya.
Gudoomiyaha dowlada ee gobolka Sh/Hoose C/Qadir Maxamed Ziidii ayaa qirtay in ciidamada dowlada ay gaystaan kufsi waxna laga qaban dono.
Dhanka kale kooxo hubaysan ayaa xalay gudaha Magaaladda marka ku dilay Nin shacab ah.
Ninka shacabka ah ayaa waxaa toogtay rag hubaysan, waxaana dilkiisa uu ahaa mid si xun loo adeegsaday.
Xaaladda amaan ee Marka ayaa faraha kasii baxaysa waxaana magaaladda dhibaatada ka wada ciidamada dowlada.
AOL Muqdisho
Allghetto News Media Network
Allghetto@allghetto.com