Page 1 of 1
gang leader want to dictate on PM saacid
Posted: Mon Oct 29, 2012 8:57 am
by TAATIKO
muqdisho gang leader maxamed xasan xaad. warned government against upcoming
MP's. waxaan maqlay in ay dowlada soo wado sagaal wasiir oo kaliya taasna ma aqbali karno.
waa yaab qab qablayaashii ayaa wali caqab ku ah dowlada muqdisho
http://hiiraan.com/news/2012/Oct/warark ... -19730.htm
Re: gang leader want to dictate on PM saacid
Posted: Mon Oct 29, 2012 10:39 am
by ina aadan
"Buur ahaw ama Buur ku tiirsanow" Raysulwasaaruhuna waa inuu shaqo cusub la bilabaa Mudane Faroole ama Kolba kii reer Puntlaand u ah madax, mar hadii laysugu tagay ninkii inoo fadhiyay vila somaliya inaguna wax alaale wixii kaso yeedha xasan diin aqbalimayno.
Re: gang leader want to dictate on PM saacid
Posted: Mon Oct 29, 2012 2:36 pm
by DayaxJeclee
TAATIKO wrote:muqdisho gang leader maxamed xasan xaad. warned government against upcoming
MP's. waxaan maqlay in ay dowlada soo wado sagaal wasiir oo kaliya taasna ma aqbali karno.
waa yaab qab qablayaashii ayaa wali caqab ku ah dowlada muqdisho
http://hiiraan.com/news/2012/Oct/warark ... -19730.htm
Seeftii TAATIKO lee xamar sugee, Boota lee haysaa is soo xaadari.
Re: gang leader want to dictate on PM saacid
Posted: Tue Oct 30, 2012 6:52 am
by TAATIKO
SareedoXareedo wrote:TAATIKO wrote:muqdisho gang leader maxamed xasan xaad. warned government against upcoming
MP's. waxaan maqlay in ay dowlada soo wado sagaal wasiir oo kaliya taasna ma aqbali karno.
waa yaab qab qablayaashii ayaa wali caqab ku ah dowlada muqdisho
http://hiiraan.com/news/2012/Oct/warark ... -19730.htm
Seeftii TAATIKO lee xamar sugee, Boota lee haysaa is soo xaadari.
Waxaa uu sheegay Axmed Diriye in dalka uu u baahanyahay dowladnimo sidaa daraadeedna loo baahanyahay in la soo dadajiyo dhismaha dowlada cusub,
laakiin waxaa uu ka digay in la yareeyo tirada wasiirada
http://www.shaaciye.com/?nid=7919
labadaan mooriyaan maxay isga dab hadlaan?