Page 1 of 1

New Cabinet by new PM

Posted: Mon Oct 29, 2012 8:28 pm
by KingBlack
Sida wararka hoose aynu Heleyno ayaa sheegaya In Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif soo kala dhex Galay islamarkaasina Madaxweyne Xasan sheekh Ku qanciyay in Wali aanan la gaarin Xiligii La yareen lahaa wasaradaha xili Qabaailka wali ay dhexda Uga jiraan awood qeybsiga 4.5 oo ah Muraayad la iska Daawado.

Xisbiga Madaxwaynaha oo awood ahaan hesta Awooda Dalka ayaa Iyagu Markani waxay wadaan Janbal ah In Reysul wasaaraha xukumadiisu noqoto Mid aanan Awood laheen Maadaama ay wataan Inta badan wasiirada in ay Qaataan Iyaga.

Guud ahaan Wasaaradaha 9 ka Wasaaradood Ayaa waxaa kala qaatay sida aan warar ku helnay Qabiilada Hoos ku xusan waxaana waayay :

Beesha Hawiye Waxaa helay 2 da Wasiir

Beesha Habargidir
Beesha Xawaadle

Waxaana Qabiilka Hawiye Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Murusade
Beesha Gaaljecel
Beesha Gudundhabe
Beesha Shiiqal

Beesha Darood Waxaa helay 2 da Wasiir

Beesha Majeerteen
Beesha Ogaadeen

Beesha Digil Iyo Mirifle Waxaa helay 2 da Wasiir

Beesha Mirifle ,Liisaan
Besha digil ,Bagadi

Waxaana Qabiilka Digil Iyo Mirofle Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Besha Raxaweyn, Digil, Dabare
Beesha Raxaweyn, Mirifle, Eelaay

Waxaana Qabiilka Daarood Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Dhulmahante
Beesha Leel Kase
Beesha Warsangali

Beesha Dir Waxaa helay 2 da Wasiir

Beesha Dir ,Isaaq Habar Jecel
Beesha Dir ,Biimaal

Waxaana Qabiilka Dir Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Dir Gudubiirsi
Beesha Dir, Surre
Besha Isaaq Habar Hoonis

Beesha Shanaad Waxaa helay 1 ka Wasiir

Beesha Shanaad .Reer Aw –Xasan

Waxaana Beesha Shanaad Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Jareer wayne
Beesha Reer Banaadiriga

Re: New Cabinet by new PM

Posted: Mon Oct 29, 2012 8:39 pm
by Advo
ahmed omar mohamed wrote:
Waxaana Qabiilka Dir Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Besha Isaaq Habar Hoonis
:lol:

Re: New Cabinet by new PM

Posted: Mon Oct 29, 2012 9:20 pm
by sahal80
From what I heard, the biggest subclans in each clan will get wasiir and the rest wasiir dolo and that xassan xaad who hailes from murursade has rejected it.

Re: New Cabinet by new PM

Posted: Mon Oct 29, 2012 9:48 pm
by AbdiWahab252
ahmed omar mohamed wrote:

Waxaana Qabiilka Daarood Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Dhulmahante
:russ:

Re: New Cabinet by new PM

Posted: Tue Oct 30, 2012 1:11 am
by Rightwing
AbdiWahab252 wrote:
ahmed omar mohamed wrote:

Waxaana Qabiilka Daarood Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Dhulmahante
:russ:

:gladbron:
Advo wrote:
ahmed omar mohamed wrote:
Waxaana Qabiilka Dir Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Besha Isaaq Habar Hoonis
:lol:
Nacaladi ha kusoo degto wixii sheikh Isaxaaq inkira oo reer kale sheegta. :lol:
ahmed omar mohamed wrote:
Beesha Mirifle ,Liisaan
Besha digil ,Bagadi


Beesha Dir Waxaa helay 2 da Wasiir

Beesha Dir ,Isaaq Habar Jecel Beesha Dir ,Biimaal

Beesha Reer Banaadiriga
Nacaladi ha kusoo degto wixii sheikh Isaxaaq inkira oo reer kale sheegta. :lol:

Re: New Cabinet by new PM

Posted: Sun Nov 04, 2012 5:19 pm
by Siciid85
AbdiWahab252 wrote:
ahmed omar mohamed wrote:

Waxaana Qabiilka Daarood Waayay Qabiilada Hoos ku xusan:

Beesha Dhulmahante
:russ:



:lol: