in desparate attempt to defend Qansax Dheere ,starategic gate city to Baydhabo
http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=13475
now poor farms want them to leave so that they can harvest
Habashi invaders turn somali farms in Bay into trenchs....
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Garuun
- SomaliNetizen
- Posts: 615
- Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
- Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.
Re: Habashi invaders turn somali farms in Bay into trenchs..
meanwhile the ethiopian invaders under pressure are packing and leaving after beeing 8 months hell in BayBakool
Masha Allah, Digil&Mirifle , a gallant somali clan that crippled Ethiopias invasion
Ciidamada Itoobiya oo bilaabay dhaq dhaqaaqyo ay ugu baxayaan magaalada Baydhabo
Ciidamada Itoobiya ayaa ka bilaabay magaalada Baydhabo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay uga baxayaan magaalada, iyadoo qaar ka mid ah fariisimihii ay ku lahaayeen duleedka Baydhabo isaga baxay.
Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada ayaa ka daad-gureysanayay agabkooda fariisimaha ay ku leeyihiin gudaha Baydhabo iyo duleedkeeda.
Wararka ayaa sheegaya in qeyb ka mid ah Ciidamada Itoobiya ay shalay ka baxeen Baydhabo, kuwaasoo gaaray deegaanka Awdiinle.
Ciidamada Itoobiya ayaa ku wareejinaya magaalada Baydhabo Ciidamada AMISOM, inkastoo tiro ku filan aanay wali Baydhabo ku sugneyn.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada dowladda ayaa sheegay inuu bilow yahay qorshaha Ciidamada Itoobiya uga baxayaan Baydhabo, marka ay yimaadaan Ciidamada AMISOM.
Ciidamada AMISOM ayaa qorsheynaya inay safar dhulka ah ku soo galaan Baydhabo, si ay saanadooda milateri u soo gudbistaan, waxaana la sheegay Ciidamada ugu badan ku imaan doonaan dhinaca dhulka ah.

Last edited by Garuun on Wed Oct 31, 2012 4:36 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Habashi invaders turn somali farms in Bay into trenchs..
very sad indeed.
What is the "president" doing about this?.......oh I forgot, he spends all his time trying to derail Jubbaland.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 337 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 971 Views
-
Last post by Digdahab
-
- 5 Replies
- 675 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 19 Replies
- 1692 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 27 Replies
- 1865 Views
-
Last post by Basra-
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 4 Replies
- 748 Views
-
Last post by Shirib
-
- 26 Replies
- 2775 Views
-
Last post by Belew
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier