Shid is going down!
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar sheegaaya in C/raxmaan Faroole uu ka welwelsan yahay booqashada C/wali Maxamed Gaas ee deegaanada Puntland taasi oo sababtay in warqad ka soo baxday xafiiska Faroole lagu amray saraakiisha Puntland in ay xiraan Xildhibaan Gaas.

