Amsterdam somalis protest against child service

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
KingBlack
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 845
Joined: Tue Feb 24, 2009 6:17 pm
Location: God keep our land glorious and free!Canada, we stand on guard for thee.

Amsterdam somalis protest against child service

Post by KingBlack »

Amsterdam Oo Looga Shiray Ka Hortagga Carruurta Laga Kaxaysto Soomaalida

Kulan looga hadlayay dhowrida xaquuqda caruurta Soomaalida iyo sidii looga hortagi lahaa caruurta ay waalidiintood kala wareegto dowladda Netherlands ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Amsterdam ee caasimada dalkaasi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray kala duwanaanshaha dhaqanka iyo qaabka barbaarinta caruurta ee Netherland iyo Soomaaliya iyo sidoo kale ilaalinta xaquuqda gaarka ah ee carruurta.

Guddoomiyaha hay’adda xaquuqda caruurta ee SONPPCAN, Muuse Xirsi oo kulanka ka qeybgalay ayaa Bar-kulan u sheegay inay isku dhaafsadeen hay’adihii iyo xubnihii ka qeybgalay sidii wax looga qaban lahaa is faham la’aanta u dhaxeysa waalidiinta Soomaalida iyo hay’adaha u xilsaaran ilaalinta xaquuqda carruurta ee dalka Netherlands.

Muuse Xirsi wuxuu intaas ku daray in xubno ka socday hay’adaha u xilsaaran arrimaha caruurta ay muujiyeen sida ay u daneynayaan baahida ay u qabaan wadashaqeyn dhex marta hay’adaha u dooda xaquuqda carruurta ee dalkaasi, kuwa Soomaalida iyo waalidiinta si xal loogu helo kala duwanaanshaha dhinacyada dhaqanka iyo diinta.

Qoysas badan oo Soomaali ah ayay carruurtooda ka kaxaystay dowladda Netherlands, kaddib markii lagu eedeeyay inay dayaceen.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Amsterdam somalis protest against child service

Post by original dervish »

I don`t know about Holland, but in the UK a lot of mothers/fathers (if they`re around) neglect their children.
I`ve seen better looking children in the badiye compared to the half starved, scruffy/dirty sullen mites I come across.

I think the hagbad has a lot to do with it. So many families on welfare spend the majority of their income on it, leaving next to nothing for the kids.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”