Marwo u dhalatey wadanka maraykanka ee gobolka california ayaa waxay maxkamad la aadaysaa shirkada weyn ee doorada bisil laga iibsado ee KFC ee somalidu u taqaan kaalay fariiso cun.
Mary scotfield waa habar cadaan ah oo 48 jir ah, wiil iyo gabar da'doodu kor u dhaafayo labaatameeyo ay horey u dhashey ayaa markaliye waxay ka war heshay iyadoo xiligaas musqul isticmaalayso ayaa si'layaab leh waxaa kasoo dhacdey UKUN madow aan horay loo arkin.
be creative and make this story beleivable,.interesting and funny.Test your af somali writing skills.
Naag dhashey Ukun
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- jalaaludin5
- SomaliNet Super
- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: Naag dhashey Ukun
ukuntii ay habarta mareykanku dhashay oo Stockholm Auction House oo ah auction houska aduunka ugu da dheer aya ka iibsatay ukunta
waatan ukuntii iyado loo so dhaqay oo xuduntiina laga jaray.

waatan ukuntii iyado loo so dhaqay oo xuduntiina laga jaray.

Re: Naag dhashey Ukun
Ciyaalka mareeykanka waxeey isku xujiyaan yaa horeeyey ukunta misa islaanta
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Naag dhashey Ukun
seddax beri fool debadeed, sametar ukun aas noqdey. wiil ma jirto ukun lee heynaa.
Ukun yaa rabo, kumi lee waaye.
Ukun yaa rabo, kumi lee waaye.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Naag dhashey Ukun
lmao sareedo, legend aas tahay somalinet, ma'alimad weyne maas ku iraahdaa. Wallahi waan aas qosley. Wali si edeb daran, gar iyo gafuur aadba u yeeshay.SareedoXareedo wrote:seddax beri fool debadeed, sametar ukun aas noqdey. wiil ma jirto ukun lee heynaa.
Ukun yaa rabo, kumi lee waaye.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 4378 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 49 Replies
- 9383 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 995 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 14 Replies
- 1634 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 13 Replies
- 1447 Views
-
Last post by zingii
-
- 21 Replies
- 1788 Views
-
Last post by Beenaale_No1
-
- 7 Replies
- 614 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 15 Replies
- 4991 Views
-
Last post by Siciid85