Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by AhlulbaytSoldier »

Maleeshiyadan oo ka tirsanaa DF ayaa maanta qof rayid ah ku dilay isgoyska Banaadir markii uu falka dilka uu geystayna goobta si xarago leh uga tagay ayadoo aysan dhicin cid juuq u dhahday Askarigaasi.
Goob joogayaal ayaa sheegay in Maleeshiyadaasi ka tirsan DF ayaa qof rayid ah oo waliba sida la sheegay ahaa Nin Darawal ah ku dilay Isgoyska Banaadir kadib markii Maleeshiyahaasi uu iska bixin waayay lacag gaariga uu ku soo raacay.
Dilka Ninka darawalka ayaa yimid kadib markii isaga iyo Maleeshiyaha dilka geystay ay ku murmeen inuu bixiyo lacag gaariga uu ku soo raacay uuna diiday Maleeshiyihii inuu bixiyo lacagta badalkeedana rasaas ku sababtay dhimasho ku furay Ninkii Darawalka ahaa.
Joogjooguhu wuxuu intaasi ku darayaa in rasaasta uu furay askariga ay haleeshay sidoo kale qof rayid ah oo ku dhaawacmay qofka dhaawacmay waxaa loo qaaday Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.
Madax isku sheegyada DF waxba kama qabtaan dhibaatooyinka maalin walba lagu baabi’inayo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool degmooyinka gobolka Banaadir taasoo ay geystaan Maleeshiyaadka DF oo xiran dharka ciidanka.
Xaalada Isgoyska Banaadir ayaa haatan degan waxaa caadi ku soo laabtay isku socodka dadka iyo gaadiidka oo waqti kooban hakad galay.



AUN
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by DayaxJeclee »

AUN.

Debaal hubeysan haddiis la murantid saas lee kuu denbeynayso.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by AhlulbaytSoldier »

SareedoXareedo wrote:AUN.

Debaal hubeysan haddiis la murantid saas lee kuu denbeynayso.

No, its if you argue with socalled "somali national army soldier". :ufdup:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by X.Playa »

DF? waaxay dee noo macnee
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by DayaxJeclee »

^^ DF aa ?
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by The_Patriot »

DF =Dawlada Fadhuulka
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by BlackRain »

:tocry: that guy must have been a minority. I dont think he was from prominant qabiils. The way Somali brain works is "Sidee anoo reer habal ka dhashay iilaa hadli karaa"

SareedoXareedo adi waad ku faraxsantahay yaah?
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Tfg militia kill innocent man in Mogadishu

Post by DayaxJeclee »

^^Shimee aa dhiig soomaali ku farxey.
Asalkee soomaali waaye. Koyto ma ihi, ma kestay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”