Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by GIJaamac »

Dowlada Kenya oo ku hadashay Hadal qaranimada Somalia wax u dhimaya muujinaya in Kismaayo Gacan gumeesi gashay

Dowlada Kenya ayaa u muuqaneysa mid Magaalada Kismaayo iyadu ka taliso gacanteedana ku jira ayna iyada kataliso dooneysana in Magaaladaasi iyo Gobolada Jubooyinka ay kamid ahaadaan dalkeeda ayna Hogaanka Goboladaasi u dhiibaan dad Maqaar saar ah oo Magaca Soomaali ka ah Hogaanka iyo Maamulkana Gobolada ee Kenya iyadu gacanta ku heyso sidii ay doontana ka yeelato.

Dhawaan Magaalada Kismaayo waxaa loo diiday in ay galaan Wafdi kasocday Dowlada Soomaaliya oo doonayay in ay Magaaladaasi kormeer iyo shaqo ku tagaan hasa ahaatee Saraakiil Kenyan ah ayaa garoonka ka celiyay una diiday in ay gudaha u galaan Magaalada Kismaayo kuna amray in Muqdisho dib ugu laabtaan.

Markii warkaasi soo baxay ayaa shaki buuxa waxaa galay Kismaayo iyo cida gacanta ku heysa iyadoona Ciidamada Kenya ee Kismaayo jooga ee kujoogaan Magaca AMISOM balse aan shaqo ku laheyn Ciidamada AMISOM iyo habdhaqankii looga bartay Kismaayana ay u joogaan Magaalo ay qabsadeen oo kale ee doonayaana in ay la wareegaan aayaheeda dambe.

Xili Dowlada Soomaaliya aysan si rasmi ah uga hadlin warna kasoo saarin Falkii Foosha xumaa ee Wafuudii Dowlada ,AMISOM iyo qaramada midoobay katirsanaa looga soo celiyay Kismaayo ayaa hada waxaa arintaasi ka hadlay Wasiir katirsan Dowlada Kenya oo u qiil sameeyay in ay haboontahay in Ciidamada Kenya ay Kismaayo Wafuudaasi ka celiyaan.

Wasiirka dalxiiska Kenya Danxo mwansa ayaa isaga oo la hadlayay laanta Afka Somaaliga ee BBCda wuxuu cudur daar u raadiyay sababta keentay in Wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya laga soo celiyo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalkaasi.

Wasiirka ayaa ku andocooday in aan lagu soo wargelin ciidanka Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo inay soo socdaan wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya islamarkaana ay doonayay inay soo eegaan xaalada Magaalada Kismaayo.

Wasiir ayaa sidoo kale tusalae usoo qaatay Markii Madax katirsan Kenya ay aadayaan Dalka Ingiriiska in aysan iska aadeyn balse ay wargaliyaan si loogu diyaar garoobo loona soo dhaweeyo Kismaayana saas oo kale looga baahanyahay Madaxda Dowlada in ay soo wargaliyaan Saraakiisha Kenya.

Hadalkaasi ayaa mujiinaya in Magaalada Kismaayo gacan Gumeysi gashay ayna Dowlada Soomaaliya aayaha Jubooyinka wax talo ah aysan ku laheyn hadii ay damcaana aadisteena Muhiim tahay in Nairobi laga soo amro fasax kasoo qaataan ugu dambeyna laga cabsi qabo in Magaaladaasi Kibandho la isweediiyo hadii aysan Dowlada qaadin tilaabo wax ku ool ah oo Muuqata.


http://allbanaadir.com/news.php?readmore=1504
:mindblown: A sad day for Somalia indeed ! :cry:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by original dervish »

:lol: :lol: :D :up: :som:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by The_Patriot »

There cant be a Sad day more than when USC destroyed Mogadishu.
When your relatives return the properties they looted and ask for forgiveness then it will usher in a new era. But your crocodile tears can and will never be taken as genuine.
HAG is a curse for Somalia.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by S-D-M »

What is wrong with that?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by Murax »

Don't know why you're so concerned about a part of the country you have nothing to do with
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by ina aadan »

Haday arintu sidaas tahay, alow sahal umuuraha.
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by siren »

Caqli Moryaan, do you think anyone believes that you actually care about Somalia? You just mad that Jubbaland is real and here to stay... :eat:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by GIJaamac »

The_Patriot wrote:There cant be a Sad day more than when USC destroyed Mogadishu.
When your relatives return the properties they looted and ask for forgiveness then it will usher in a new era. But your crocodile tears can and will never be taken as genuine.
HAG is a curse for Somalia.
:-@ Jubbooyinka will not be another NFD. Gumeysi gaal madow ma yeeleyno !!
S-D-M wrote:What is wrong with that?
I know you are dabadhilif by nature, but atleast try to like a wadani.

Murax wrote:Don't know why you're so concerned about a part of the country you have nothing to do with
:comeon: Kismaayo is in my country. And yeah my qabiil lives there if that´s what you want to know .
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by original dervish »

Xiinow

personally I`d like to see lots of your merchants in Kismayo.
Through business we will heal divisions, and turn a profit.
However, the days of H/G business monopolies is long gone.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by S-D-M »

xiinow wrote:
The_Patriot wrote:There cant be a Sad day more than when USC destroyed Mogadishu.
When your relatives return the properties they looted and ask for forgiveness then it will usher in a new era. But your crocodile tears can and will never be taken as genuine.
HAG is a curse for Somalia.
:-@ Jubbooyinka will not be another NFD. Gumeysi gaal madow ma yeeleyno !!
S-D-M wrote:What is wrong with that?
I know you are dabadhilif by nature, but atleast try to like a wadani.

Murax wrote:Don't know why you're so concerned about a part of the country you have nothing to do with
:comeon: Kismaayo is in my country. And yeah my qabiil lives there if that´s what you want to know .
LOL@Dabadhilif.......

Horaa loshegay, wagada ineey maskaxda madobeyso...........lagula yabi mayo ........ iska dhusdhus
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by GIJaamac »

original dervish wrote:Xiinow

personally I`d like to see lots of your merchants in Kismayo.
Through business we will heal divisions, and turn a profit.
However, the days of H/G business monopolies is long gone.
:mindblown: adiga businnes ayaaba ka hadlee :lol: , jubooyinka in NFD #2 laga dhigo ayaa la rabaa oo Kenya lagu daro. Insha allah it won´t happen, muwaadiniinta soomaliyeed will make sure of it. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by Siciid85 »

I fail to see why the likes of original dervish are getting hyped about this, nigga don't you have Las Anod to free and the recently captured Xudun of Sool. Talk about misplaced priorities.
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by GIJaamac »

Siciid85 wrote:I fail to see why the likes of original dervish are getting hyped about this, nigga don't you have Las Anod to free and the recently captured Xudun of Sool. Talk about misplaced priorities.
:lol: :lol: :lol:

Maskiinkaan heysashada laas caanood laga heysto wuu ka niyab jabsanyahay, marka wuxuu isleeyahay "Jubaland" niyad dhis ka raadso. Allow alle.
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by DayaxJeclee »

Xariirey aas maaweelo wehlisey
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Kenyan minister : Kismaayo is our Colony !

Post by FarhanYare »

xinoow you are becoming like this voltage kid who makes ten threads a day about kismayo :ufdup:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”