Page 1 of 1

Kenya wants Puppet state in Jubbaland

Posted: Sat Nov 10, 2012 1:07 am
by AhlulbaytSoldier
Doqonyaashii Cagdheer are yelling: We dont want to be part of Somalia, we want to be ruled from Nairobi. We are houseslaves of Kenya, our amiir is Kibaki and his vassalking is Axmed Madoobe!!!

Dowladda Kirishtanka Kenya oo ciidankeedu heystaan qeybo kamid ah gobalka Jubbada Hoose iyo Gedo ayaa bilaawday in ay kiciso taageerayaasheeda si ay maamul iyada hoos yimaad u sameyso.

Khilaafka u dhexeeya DF-ka ee Xasan sheekh hogaamiyo iyo dowladda Kenya ayaa aad usii xoogeystay kadib markii ay ciidanka gumeysiga kenya wafdi ka socday Xasan sheekh u diideen in uu gudaha ugalo Kismaayo.


Dagaal ooge Axmed Madoobe ayaa maanta banaanbaxyo ka abaabulay degmooyin iyo deegaano beeshiisu degto waxaana dibad baxyadaasi loogasoo horjeeday dowladda Federaalka.


Dhoobley iyo Afmadow ayay isugusoo bexeen haween iyo carruur ku qeylinaya dooni mayno dowladda Federaalka waxaan dooneynaa Kenya oo maamul noo dhisaysa!!.


Dowladda Kirishtanka Kenya ayaa horay u sheegtay in ay gobalada jubbooyinka ka dhisayo maamul iyada taabacsan, Faarax Macalin oo ah guddoomiye kxigeenka kenya ayaa yiri "Madhacayso in Kulbiyoow iyo Kismaayo laga maamulo Muqdisho", warka faarax macalin ayaa maanta xaqiiqdiisa la arkaa.


Si kastaba ha ahaatee Axmed Madoobe iyo Kenya ayaa doonaya in Jubbada Hoose ay ka dhisaan maamul hoostaga maamulka Gaarisa ee Kenya gumeysato, mujaahidiinta Somaaliya ayaa horay shacabka Somaaliyeed ugu sheegay in kenya ay tahay gumeyste doonaya boobidda kheyraadka dalka.


But the mujaahidiin clans such as Cayr, Gaaljecel, Xawaadle, Murusade, Shiikhaal who have lived there before the entrence of lowminded sheeps +boons will not allow that to happen.

Re: Kenya wants Puppet state in Jubbaland

Posted: Sat Nov 10, 2012 1:13 am
by AhlulbaytSoldier
Guys, i already told you. Jubbaland is officialy annexed by Kenya. Inshallah, the fufus and their houseslaves will face humiliation. The strong honorable shall kick out the weak cursed ones :ufdup:

Re: Kenya wants Puppet state in Jubbaland

Posted: Sat Nov 10, 2012 2:39 am
by Advo
:steviej: u mad.......

Dont worry about jubbaland affairs......does another jaberti state make u uneasy?

Re: Kenya wants Puppet state in Jubbaland

Posted: Sat Nov 10, 2012 3:13 am
by original dervish
My my.....seems some folk got Jubbaland on the brain.
Soon Al Shabaab will launch an offensive in Xamar.....that will keep these HAG busy. :D :up: :som: