Madaxweynihii Hore ee Somalia Dr C/qaasim Salaad Xassan ayaa Eedeeymo kulul u jeediyay Wasiiradda Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Cusub SomaliaMadaxweynihii hore ee Somalia Dr C/qaasim Salaad ayaa sheegay in Xukuumadda Cusub ay ku qaldantay inay Wasiir u magacaawdo Shaqsi aan sal iyo baar ku lahayn Wadaniyadda looga baahna Xukuumadda
C/qaasim waxa uu sheegay Fowzia Yuusuf Xaaji aadan inay u olaleyneysay in Somalia la kala jaro islamarkaana Somaliland ay gooni isu taag noqoto





what if she seduces Ban Ki-moon when she visits UN general assemply in NY and he recognises Somaliland?