
several communities in the said areas the election commission has backed down from the attempt to cheat the masses in favor of Kulmiye.
Komishanka Doorashooyiinka oo go'aan kaso Soo saray Goobihii Codbixinta ee la Laalay.
Hargeysa(-Togdheer) Koomashanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inay dib uga noqdeen goobihii codbixiinta dorashadda ee hore loo laalay, isla markaana dib loogu celinaayo halkoodi.
http://www.togdheernews.com/v2/?p=34229