so joog laga wayo soo jiifaa laga hela
luuluqo lasin lamiyas ku dhacaa
indhihi dhiman waaya geel dhalayes ku tusaan
faro ka cayar futo ki ciyaraa dhaama
anjeero siday u kala koresa loo cunaa
liin iyo cano waa lakala leesxshaa
coded message: trying to get laid
tafta taag
taagi maa
xaa ku diidee
xoog miyaa
hadan ku xoogo xaa taree
taftan taagaa

What is this? I have never heard of this? 
maahino