Page 1 of 1

Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 5:42 am
by CoolPoisons
Saxiixeyaasha Jubbaland oo Kismaayo ka huleelay iyo Caqabado so wajahay Maamul usameynta Jubbaland.

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in magaaladaasi ay iskaga hulelen Masuliyiin ka tirsana Saxiixeyaasha qorshaha Maamul usameynta Jubbaland.

Masuliyiintas Magaalada Kismaayo dib uga soo labtay ayaa waxaa ka mid ah Maxamed Cabdi Gandi Gen Cali Madoobe iyo Gen Darwiish.

Masuliyiintaan ayaa waxaay magaalada Kismaayo ku sugnayeen mudo 2 ubuuc ah waxaayna halkaasi kulamo kala gadisan kula soo qateen qaybaha kala duwaan ee Belshada Kismaayo ayado kulamadasina badankood ay ku soo dhamadeen isfahan waa.

Hataan Masuliyintaasi waxaay soo gareen Magaalada Nairobi halkaas oo lagu wado in uu ka dhaco shir loga hadlayo xalinta caqabado soo wajahay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo waxana shirkaasi ka qayb galaya Masuliyintaas iyo Masuliyin kale oo horay ugu sugnaa Magaalada Nairobi oo uu ka mid yahay Sh. Aw-libaax.

Dhanka kale waxaa wali magaalada Kismaayo ka tagaan ismari waa u dhexeya beelaha Somaliyeed ee wada daga jubboyinka kuwaas oo qaybna ay ku qanacsantahay qabka lo wajahaayo Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo qaarna ay siweyn uga soo horjeedan qabka hada wax loo wado.

Xubin ka mid ah Saraakisha IGAAD ee ku howlan Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxaa uu Shabakada Warbaahinta Kismaayo24 u shegay in qorshihi Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee lagu waday beesha Decenber in la soo afjaro u dib u dhacay sababo uu ku sheegay qaar ka mid ah beelaha deeganka oo diiday in ay saxiixan heshiiska Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

Waxa uu sarkaalkani shegay in Urur Goboleedka Igaad uu wado sidi xal logu heli laha Caqabadaha so wajahay furintaanki Shirki Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa hadba heer soo maraysay ayado hada maraysa heerki ugu adka waxaana soo wajahaya caqabado ka imanaya beelaha Somaliyeed ee wax ka daga Goboladaasi kuwaas oo u arka in Dowlada Kenya oo sameyn weyn ku leh Maamulkan aysan dhexdhexaad ka ahayn in qabaailada ay si siman wax u qaybsadan qaas ahaan arinka Ciidanka ayado Magaalada Kismaayo Dowlada Kenya ay u diiday in ay soo gaalaan Ciidamo Kenya lagu soo tababaray oo ka soo jeeda Beesha Sade kuwaas oo ku sugan deeganka Dhobleey iyo deeganka Hosingow ee gobolka Jubbada Hoose .

http://kismaayo24.com/?p=48907

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 5:43 am
by CoolPoisons
this what i call rageedi

Marehan says fock U to Kiyuki dhabodhilifs and no Jubalaland without Marehan support

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 7:35 am
by Nomand
Very good move by marehan, now we must use our position as PM to put pressure on Kenya

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 10:04 am
by Substance
This will be dead like Azania. Without mx blessing it will not have any credibility.

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 10:15 am
by The_Patriot
:stylin:

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:16 am
by Murax
This whole Jubbaland stuff is nonsense, people have been talking about it for 20 years. It will never happen.

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:21 am
by The_Patriot
I support Gedo~Galgaduud land. :diddy:

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 12:35 pm
by Murax
Patriot,

When are You going to Kismaayo to sip shaah with Your Adeer Madoobe

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 12:40 pm
by SahanGalbeed
Gedo- Galguduud , Galmudug - Puntland , brilliant !!

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 1:50 pm
by Transformer
SahanGalbeed wrote:Gedo- Galguduud , Galmudug - Puntland , brilliant !!
Gedo, Galgaduud nor Galmudug are up to bar with Puntland. Haven't you heard of Horseed Party? The first form of political association in former Italian Somaliland since 1969. Yes, while most in southern Somalia subscribe to the law of the jungle, in Puntland steps in the right direction are being made. Iidoor :comeon:

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 3:16 pm
by grandpakhalif
:wow: The Mighty Sade has made their voice clear, the Kenyan sponsered project shall collapse indeed.

I was against it from Day 1.

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 4:12 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
:lol: :lol: :lol:

Re: Breaking Marehan says no Kenyan Jubaland. shiid colapsed

Posted: Wed Nov 21, 2012 6:11 pm
by Adali
Image