Page 1 of 1

Crusaders and Muslims only one group will live in Garisa

Posted: Wed Nov 21, 2012 6:14 am
by AhlulbaytSoldier
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in rabshado weli ka jiraan xaafadda Islii ee Somaalidu ku badantahay,dhalinyarada Soomaalida ayaa booliska Kenya u sheegay in aysan gacmaha ka laaban doonin weerarka kaga imaanaya Kenyaatiga.


Xagjirayaal Nasaara Kenyan ah ayaa wada abaabul ka dhan ah dadka Somaalida ee ganacsiga wanaagsan ku heysta magaalada Nairobi,booliska Kenya oo sanadadii lasoo dhaafay caan ku ahaa in uu raafo dadka Somaalida ayaa hadda u muuqda mid ka gaabsanaya arrinkaasi oo lagu macneeyay in Kenyaatigu ka baqayaan kacdoonka muslimiinta oo sii xoogeysta.


Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Yusuf Xaaji oo saxaafadda lahadlay ayaa sheegay in ay waxka qabanayaan qarbudaadada ay ciidanka kenya ugeysanayaan mahradaha ganacsiga Somaalida.


Dhanka magaalada Gaarisa waxaa weli taagan saameynta rabshadihii magaalada ka dhacay suuqii ugu weynaa magaalada ayaa bas beelay waxaayna socda nadiifin ay ganacsatadu ku nadiifinayaan dukaamanka gubtay.

Carada ay shacabku u qabaan ciidanka Kenya ayaa Gaarisa aad looga dareemayaa dadka falanqeeya arrimaha gobalka NFD ayaa sheegaya in dhacdadii Suuqa Gaarisa ay dadka soo xusuusisay Xasuuqii Wagala.



The leaders of somali community in Garisa warned fufu govt to teach their bantu kids discipline and punish the criminals or face all-out war with the citizens.

Re: Crusaders and Muslims only one group will live in Garisa

Posted: Wed Nov 21, 2012 6:28 am
by DayaxJeclee
Reer garissa are completely passive. cirib saar lee rabaa sankadhuudhi.

Re: Crusaders and Muslims only one group will live in Garisa

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:19 am
by Murax
HutuKing,

Do You think You can defeat a Kukuwi 1 on 1 in a machette fight?

Re: Crusaders and Muslims only one group will live in Garisa

Posted: Wed Nov 21, 2012 11:30 am
by Somaliman50
#TeamGarrisa

Re: Crusaders and Muslims only one group will live in Garisa

Posted: Wed Nov 21, 2012 1:12 pm
by AhlulbaytSoldier
Murax wrote:HutuKing,

Do You think You can defeat a Kukuwi 1 on 1 in a machette fight?

Beat that monkey without machette. :ufdup:
Bantus got nothing on us.