Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by grandpakhalif »

Deg Deg: Al-Shabaab oo goordhow si dagaal ah kula wareegay B/Xaawo

Warar si deg deg ah inooga soo gaaraya magaalada B/Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar dagaal ku qabsadeen magaalada.
Dagaal xoogan oo dhacay kadib ayaa ciidamada Shabaab waxaa ay gcanta ku dhigen magaalada oo ay horey ugu sugnaayeen Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidamada dowlada.
Labada dhinac ayaa isku adeegsaday hub aan caadi ahayn, waxaana jira qasaro dhimasho iyo dhaawac aan la ogayn inta uu la egyahay.
Qof kusugan B/Xaawo ayaa Wariye katirsan AOL usheegay in ciidamada Al-Shabaab ay guud ahaan gacanta ku dhigen magaalada, lagana saaray ciidamadii horey ugu sugnaa.
Ciidamadii magaalada kusugnaa ayaa ubaxay dhinaca magaalada Doolow, waxaana wali la maqlayaa rasaas banaanka magaalada ka dhacaysa.
Cabsida ugu weyn ayaa ah in ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya ay kusoo biiran dagaalka ka socda magaalada, waxa ugu badana waa in madafiic lagu garaacaa magaalada.
Dadka ayaa bilaabay in ay ka barakacaan gudaha magaalada iyagoo ka cabsanaya in ay saameyn ku yeeshan dagaaladan ka dhacay magaalada.
AOL Gedo

http://www.allgedo.com/2012/11/24/deg-d ... ay-bxaawo/
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by grandpakhalif »

Al-Shabaab oo la sheegayo in ay gacanta ku dhigeen degmada Beledxaawo

Warar goor dhaweyd naga soo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegayo in ay dagaalyahannada Xarakada Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo kadib markii uu maanta degmada ka dhacay dagaal culus.

Dadka deegaanka ayaa ku waramayo in Shabaabku hadda ay gudaha magaalada, laguna arkayo xaafadaha iyo suuqyada degmada gaadiidka dagaalka iyo ciidamada kooxda oo wajiyada u duuban yihiin.

Dagaalka ayaa ka dhacay maanta bartamaha iyo duleedka Beledxaawo markii xoogagga Shabaabku ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen, kaasoo sababay in ay jabiyaan ciidamadii dowladda iyo kuwii Ahlu-Sunna ee muddada dhowrka sano Beledxaawo ka talinayey.

Waxaa la isla gaaray ilaa deegaanka Kastamka ee ku yaalla xadka Beledxaawo iyo Mandheere, halkaasoo uu qof goob-joog ah sheegay in xitaa rasaastu ay ka dhaceysay ilaa galabta.

Faahfaahinta dib ayaanu idin kaga soo gudbin doonaa.

http://www.gedoweb.com/modules.php?name ... e&sid=3138
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by Substance »

Sad news if proven true. Aun the people. :sadcam:
Last edited by Substance on Sat Nov 24, 2012 12:22 pm, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by grandpakhalif »

Beled-Xaawo (RBC Radio) Wararka naga soo gaarayo magaalada Beled-Xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay maanta weerrartay saldhigyo ay joogeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalkaas.
Dagaalka oo socday dhowr saacdood ayaa la soo sheegayaa in uu geestay khasaaro xooggan, laakin ma cadda inta uu la egyahay.
Sarkaal u hadlay maamulka dowladda ee Beled-xaawo ayaa u sheegay saxaafadda in dib loo riixay ciidamadii soo weerraray magaalada.
Wuxuu ka gaabsaday inta uu la egyahay khasaaraha soo kala gaaray labada dhinac ee halkaas ku dagaalamay.
Xaalladda magaalada ayaa caawa deggan, laakin waxa ka socda howlgalo ay halkaas ka wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Al-Shabaab dhowr jeer ayey weerrar ku qaaday goobo ay joogaan ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna oo ku yaalla gobalka Gedo.
Al-Shabaab weli waxay gacanta ku heysaa xarunta gobalka ee Baardheere, laakin dhowr magaallo ayaa laga qabsaday.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho

http://www.raxanreeb.com/2012/11/faahfa ... led-xaawo/
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by metamorphosis »

These terrorists just wont give up will they? :x
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by waryaa »

Most probably, they went there to loot weapons and ammunition, and will leave tonite or in the coming two days. I hope they taped the whole operation like El Waq.

B4 they went to El Waq, a masked man in that video says we are going to attack El Waq because we heard they have fresh weapons :) They brought back weapons of all sorts and many vehicles.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by AhlulbaytSoldier »

Baardheere is the ceelbuur of Gedo. People from both cities are diehard alqeada supporters.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by grandpakhalif »

waryaa wrote:Most probably, they went there to loot weapons and ammunition, and will leave tonite or in the coming two days. I hope they taped the whole operation like El Waq.

B4 they went to El Waq, a masked man in that video says we are going to attack El Waq because we heard they have fresh weapons :) They brought back weapons of all sorts and many vehicles.
Interesting, since the lost of Kismayo they can no longer import weapons via sea, this is creative and innovative way of resupplying ammunitions, weapons.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by guhad122 »

Where is Voltage? I thought he said "Gedo Defence Forces" were about to capture Baardheere :mindblown: :mindblown: :mindblown:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by grandpakhalif »

Lol dont take Shitage seriously, Islamists forces are in full control of majority of Gedo including recent gains in Elwaak, B hawo and Geedweyn.
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by Colonel »

Harakat Mujahidiin AS is a formidable opponent :meles: The jubbaland commitee should enter negotiatiations with the moderates and nationalists.
guhad122 wrote:Where is Voltage? I thought he said "Gedo Defence Forces" were about to capture Baardheere :mindblown: :mindblown: :mindblown:
:lol:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by Nomand »

most of the forces where stationed around baardheere district for the final assault. beledxaawo was virtually unprotected so a few al shabaab took control of the city but the army sent re-enforcement and beledxaawo is back in goverment hand

source:

http://www.allgalgaduud.com/index.php?o ... tid=1:news

80 percent of gedo in in gov hands. only baardheere left.
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by union »

O great creator God deliver the people of Beledxaawo from this great evil that has taken a hold of them.
Leftist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 870
Joined: Fri Aug 03, 2012 12:34 pm

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by Leftist »

union wrote:O great creator God deliver the people of Beledxaawo from this great evil that has taken a hold of them.
:lol: :lol: I like this guy.

Throw in a Hail Mary while you're at it, playa.
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Breaking news AL shabab capture Beledxaawo

Post by The`Republic »

They did not capture Beled-Xaawo, they did a hit and run

http://www.hiiraan.com/news/2012/Nov/wa ... -20013.htm

They also did the same today inside Kismaayo. They are desperate and want to go out with a bang because their biggest remaining garrison in Somalia--Baardheere is facing the gauntlet. If Shabaab has any power they would have taken over Garbahaaray which is much closer to Baardheere then Beled-Xaawo. These traveling cells of desperados doing hit and run will disappear when Baardheere is captured and they realize game is really over.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”