Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
Moderator: Moderators
- abgaalKING
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2910
- Joined: Thu Jun 12, 2008 6:43 pm
- Location: Somalo-Amisom Friendship Forum.
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
Almost all of them are HG and Ilaaay 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
BlackRain wrote:Almost all of them are HG and Ilaaay
Nope, they are mostly Leelkase, 2nd round from last year
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
No they are not leelkase. If it was Leelkase, they would pick arms and return the fire like they always do. I was told they were Hawiye and Ilaay
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
BlackRain,
Nope they are all Darood mainly Leelkase. It is an all Puntland affair. This was the same masjid where the Pakistani Tabliq were killed by the PL forces.
Dhimasho 3 qof iyo ku dhawad 100qof oo laga aruuriyay masjid kuyaala xaafada Garsoor.
3qof oo Dhimatay ku dhawad 100qof ayaa la Xiray Hawlgalo Salaadii Maqrib kadib laga sameyay Xaafada Garsoor ee Gaalkacyo.
Wararka naga soo gaaraya Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor ayaa sheegaya in Gaari Shabaqle ah halkaasi ay la yimaadeen Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland, Ayagoona kuwa dhawaad 100ruux oo Salaadii maqrib ku tukada Masaajidka laga qabtay ilinka, xili ay kasoo baxayeen halkaasi, waxaana markii hore iskuweer laga qabtay masaajidka gaariga shabaqlaha ah ayaa labo jeer iska soo daba laabtay islamarkaana dad farabadan raafay..
Waxaa bilawday Rasaas ay si dhaafsanayeen Kooxo Maleyshiyo ah iyo Ciidamada dadka raafyay, Ayadoona ay ku geeriyoodeen laba haween ah oo agagaarka laamiga qaad ku iibinayay iyo nin halkaasi marayay, sida Idaacada Hobyo u xaqiijiyay Goob jooge diiday in magaciisa la shaaciyo, hase ahaatee rasaasta goobta ka dhacaysay ayaa qaybo ka mid ah Magaalada Gaalkacyo laga maqlayay dhawaqeeda.
Sidoo kale labo qof ayaa ku dhawacantay rasaasta, manajirto cid ilaa iyo hada ka hadashay, Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Xaaladu haatan dagan tahay, lama oga halka ay aadeen maleyshiyadii rasaasta ay is dhaafsadeen Ciidamada, hase ahaatee dadkii la raafay ayaa la geeyay Xabsiga dhexe ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Maamulka Puntland, Ciidamada Hawlgalka Sameeyay ayaa waxaa hugaaminayay Muxyadiin Axmed Muuse oo dhawaan laga soo diray Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garowe.
Dhan walba hajirtee Ma'ahan markii ugu horeysay ee dad laga qabto Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor, hase yeeshee tan ayaa ah mid ku cusub Dadka halkaasi ku dhaqan,, waxaase la xasuustaa in hada ka hor sagaal ruux oo Pakistaniyiin ah lagu dilay Masaajidkaasi xili salaad subax ay ku tukanayeen.
Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com
Xaalada Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor ayaa saaka dagan iyo Culuma'udiin
Nov,26,2012 http://www.Hobyoradio.com
Xaalada Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor ayaa saaka dagan iyo Culuma'udiin Falkii shalay ka caroday.
Xalay salaadii maqrib ayaa waxaa Gaari shabaqle ah irida laga soo istaajiyay Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor, Ayadoona dadkii salaada ku tukaday masaajidkaasi intabadan xabsiga loo taxaabay, Culuma'udiinka ku dhaqan Xaafada Garsoor oo Saaka Idaacada Hobyo la hadlay ayaa sheegay in falka Ciidamada maamulka Puntland ay ku kaceen uu yahay mid xaqdaro ah, islamarkaana ay mamnuuc tahay in masaajid qof salaad tukaday laga qabto.
Culuma'udiin farabadan oo ku sugnaa agagaarka Masaajidka Salaaxudiin, uuna ka mid ahaa Sheikh Cabdiraxmaan Cilmi boqor ayaa sheegay in Xadgudub geed aah loogu soo ganbay Ciidamada Maamulka Puntland ay ku sameeyeen Shacab waajibaadkii ILAHAY gudanaayay, hase ahaatee falkaasi ILAHAY uu ka abaalmarin doono.
Ugu danbeytii Culuma'udiinkaan ayaa ugu baaqay Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Mudug iyo Madaxda Puntland inay ka fiirsadaan tacadiyada noocaan ah, ee lagu sameynayo dadka aan waxba galabsan, ayagoona sidoo kale ugu baaqay inay dib Xoriyadoodii u siiyaan Dadkii shalay salaadii maqrib ay ka kaxaysteen Masaajidka Salaaxudiin ee Xaafada Garsoor.
Dhan walba hajirtee waxaa laga cabsi qabaa Gadood ka dhasha Tacadiyada noocaan ah, ee Ciidamada Maamulka Puntland ay ku sameyanayaan Dadka Shacabka ah, Ayadoona laga yaabo inay dhacaan iska horimaad Dadka iyo Ciidamada.

LOL@ Hobyo Radio 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
BlackRain wrote:LOL@ Hobyo Radio
Saxiib, use your logic, if they were Hawiye, you would have seen me making threads condemning the PL govt etc. The people massacred are all PLanders. Faroole is following up on Garsoor massacre part 2:
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland Security Service Clean Terrorists From Garsoor.
The video says:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 546 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 21 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 5 Replies
- 701 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 13 Replies
- 1500 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 8 Replies
- 917 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 13 Replies
- 1534 Views
-
Last post by Est.1980's