Page 1 of 6

Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:02 pm
by The_Emperior5
Maleeshiyaadka maamulka SNM iyo kuwa ka soojeeda beelahooda fadhiisin ka samaystay duleedka magaalada Sarmaanyo.


Maleeshiyaad ka tirsan kuwa SNM kuna hubaysan gaadiid gaadhaya 40 , ayaa waxay soo dul dageen tuulada Sarmaanyo ka tirsan degmada Taleex ee xarunta maamulka Khaatumo. Maleeshiyaadkan oo ay weheliyaan marcalas qaab qabiil isku soo abaabulay ayaa ka soo kicitimay degmada Dhahar ee G/Sanaag oo laga diiday inay gudaha u galaan ka dib markii dadka deegaankaasi is abaabuleen kana hortageen in Sanaadiiq la keeno dhulkooda.
Maleeshiyaadkan ayaa markii hore u socdey inay ka hortagaan ciidamada maamulka Puntland ee ayagu halkaas dhawaan u ruqaansaday, balse waxay iskaga baxeen markeey ogaadeen in Khaatumo iyo SNM is dagaalayaan si ay culayska uga qaadaan kuwa SNM. Warar madax banaan oo shabakada Horufadhi Media Network ka helayso Sarmaanyo ayaa sheegaya in maleeshiyaadkani ay durbaba bilaabeen inay xadaan xoolaha reer Miyiga deeganadaasi, ayagoo durbaba bilaabay doco doceynta Xoolo dhaqatada iyo cagojugleyn.
Qasdigooda aya lagu sheegay inay ciidamada Khaatumo ee dhanka waqooyiga ka dagaalamaya Aaga Xudun ka dhabar jebiyaan Bariga, waxaana taas u fududeeyey maamulka Puntland oo culayskii bariga Sanaag ka qaaday, waxaan wararku sheegayaan in arintan ay ka wada hadleen Faroole iyo gacan ku dhiigle Siilaanyo, kuan heshiiyeen inaysan ayagu isku dhicin balse ay siinayaan furin labaad oo ay ka weeraraan shacabka Khaatumo.
Dhanka kale wararkii u dnabeeyey goobihii dagaalka ee maanta ee aaga Xudun, waxya sheegayaan in maleeshiyaadka SNM jab badan, gaadhay isla markaana gurmadka haatan gaadhay ciidamada Khaatumo uu isa soo tarayo, waxaana haatan muuqata in dagaal saf balaadhan ah ay doonayaan inay ka qaadaan aaga Nugaaleed maleeshiyaadka SNM oo hadeer kaashanaya xoolo dhaqatadooda oo qaab fenteri ah baabuurta u fuushan.

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:05 pm
by original dervish
What happened to the last batch?.....they got turned into mincemeat. :D

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:07 pm
by The_Emperior5
Image

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:29 pm
by BigBreak
usual fabrication i see there from original, our harti soldiers are doing a good job making sure that we will take our land one step at a time from majeerteenia
our independence is inevitable...........haters burning inside :D

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:30 pm
by AhlulbaytSoldier
Isaaq vs Dhulubahante wars again? :lawd:

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:32 pm
by Aristocat
Excellent development!

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:33 pm
by The_Emperior5
Imam hutuking not Dhulbahante, Somaliland troops are fighting the qarandidis

We are fighting the qarandiids and rabshadwadayaal Dhulbahante wa Somaliland :mrgreen:

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:33 pm
by BigBreak
HutuKing01 wrote:Isaaq vs Dhulubahante wars again? :lawd:
no no no, its enlightened dhulos (somaliland side) against terrorists fakes (majeerteenia) :sland: :up:

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:37 pm
by AhlulbaytSoldier
The_Emperior5 wrote:Imam hutuking not Dhulbahante, Somaliland troops are fighting the qarandidis

We are fighting the qarandiids and rabshadwadayaal Dhulbahante wa Somaliland :mrgreen:


So its time to karbaash Dhillobahante terrorist miliias again?
Iam gonna love this.

Make dooro ur personal houseslaves, suldaan. Get urself a fine dhillobahante maid :ufdup:

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:39 pm
by AhlulbaytSoldier
superlander wrote:
HutuKing01 wrote:Isaaq vs Dhulubahante wars again? :lawd:
no no no, its enlightened dhulos (somaliland side) against terrorists fakes (majeerteenia) :sland: :up:

Yet the only good kastumo member is a dead one :steviej:

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:41 pm
by original dervish
the iidoor don`t even see you guys as human, let alone allies. :D

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:45 pm
by skywalker25
Horta lets for once set aside our primitive achilles heel of tribalism and look at this development from a civilised angle. Somaliland is giving people the opportunity to vote in a democratic election and some people are not happy about this development. They have decided to wage war instead of voting. Disgraceful.

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:46 pm
by Aristocat
After few years of observation I still can not decide which one of these conditions emperior suffers from. Pseudologia fantastica, mythomonia or whether he is just a pathological liar.

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:47 pm
by AhlulbaytSoldier
original dervish wrote:the iidoor don`t even see you guys as human, let alone allies. :D
We and the idoors are no neighbours, my friend.
The only houses which will be entered and the only people who will be captured as prisoners of war are kastumonites.
So tell me, why should we defend dooro extremists?

Re: Somaliland deploys more troops to north eastern sool

Posted: Thu Nov 29, 2012 5:51 pm
by skywalker25
original dervish wrote:the iidoor don`t even see you guys as human, let alone allies. :D
Speak for yourself sxb.. :lol: :lol:

But out of interest. How comes you constantly insult the president of Somalia and call him HAG and every name under the sun over jubbaland a place that does not concern you, then cry for his help when Somaliland comes to bring you democracy. :lol: