Villa Amisom under attack!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Villa Amisom under attack!

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamada Mujaahidiinta ee Muqdisho ayaa xalay madaafiic la dhacay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoona madaafiicdaasi ay geysteen khasaare naf iyo mid hantiyeed.

Wararka saaka la helayo ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 madfac ay ku dhaceen Madaxtooyada iyo xarumaha ku teedsan ee saldhigyada u ah maleeshiyaadka DF iyo ciidamada shisheeyaha.

Ilo wareed masuul ah ayaa xaqiijiyay in 3 ka mid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen hooyga uu R/Wasaaraha DF Cabdi Shirdoon Saacid ka degan yahay gudaha madaxtooyada, halkaas oo uu ka dhashay khasaare kala duwan.

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in albaabka hore ee hooyga madaxweynaha DF  ay ku dhaceen madaafiic  walow ay adag tahay si rasmi ah in loo xaqiijiyo qaabka madaafiicda ay ugu dhaceen xarumahaasi iyo dhismayaasha kale ee ay degan yihiin Wasaaradaha.

Sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in xalay dhowr madfac ay ku rideen Madaxtooyada waxaana uu tilmaamay in duqeymaha qaarkood ay ku beegsadeen xarunta Golaha Fisqiga iyo Fasaadka ee loogu yeero Tiyaatarka.

Wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka DF iyo shisheeyaha ay gabbaadka ka dhigtaan, balse weerarkan wuxuu hal bacaad lagu lisay iyo wax ka ma jiraan ka soo qaadayaa hadallo in badan warbaahinada ay ka sheegayeen madaxda DF oo ku aadan in ay adkeeyeen amaankooda ayna ka hortagayaan weerarada qorsheysan.

Soomaalida ayaa tiraahda Madaxa meel ka koreysa oo la taabto ma jirto..DF iyo shisheeyaha ay wadato waxaa ku haboon in la yiraahdo..Madaxtooyada oo madaafiic lagu garaacayo ka dib,  madaxaa idin dhiman?
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by original dervish »

What do you expect?.....he calls them "our children" for heavens sake.
He has totally neglected the security of Xamar, and focused all his energy on thwarting J/Land.
My only regret is that he`s not there at the moment. :som:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Villa Amisom under attack!

Post by The_Patriot »

HutuKing01 wrote:Ciidamada Mujaahidiinta ee Muqdisho ayaa xalay madaafiic la dhacay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoona madaafiicdaasi ay geysteen khasaare naf iyo mid hantiyeed.

Wararka saaka la helayo ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 madfac ay ku dhaceen Madaxtooyada iyo xarumaha ku teedsan ee saldhigyada u ah maleeshiyaadka DF iyo ciidamada shisheeyaha.

Ilo wareed masuul ah ayaa xaqiijiyay in 3 ka mid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen hooyga uu R/Wasaaraha DF Cabdi Shirdoon Saacid ka degan yahay gudaha madaxtooyada, halkaas oo uu ka dhashay khasaare kala duwan.

Sidoo kale warar ayaa sheegaya in albaabka hore ee hooyga madaxweynaha DF  ay ku dhaceen madaafiic  walow ay adag tahay si rasmi ah in loo xaqiijiyo qaabka madaafiicda ay ugu dhaceen xarumahaasi iyo dhismayaasha kale ee ay degan yihiin Wasaaradaha.

Sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in xalay dhowr madfac ay ku rideen Madaxtooyada waxaana uu tilmaamay in duqeymaha qaarkood ay ku beegsadeen xarunta Golaha Fisqiga iyo Fasaadka ee loogu yeero Tiyaatarka.

Wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka DF iyo shisheeyaha ay gabbaadka ka dhigtaan, balse weerarkan wuxuu hal bacaad lagu lisay iyo wax ka ma jiraan ka soo qaadayaa hadallo in badan warbaahinada ay ka sheegayeen madaxda DF oo ku aadan in ay adkeeyeen amaankooda ayna ka hortagayaan weerarada qorsheysan.

Soomaalida ayaa tiraahda Madaxa meel ka koreysa oo la taabto ma jirto..DF iyo shisheeyaha ay wadato waxaa ku haboon in la yiraahdo..Madaxtooyada oo madaafiic lagu garaacayo ka dib,  madaxaa idin dhiman?
:myman:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by CaliBurco »

Love the way patriot pretends he actually read and understood the article :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Villa Amisom under attack!

Post by The_Patriot »

Shawty waayo? :leon:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by BlackRain »

Who are they targetting? Garguurte and his fat habar are in Turkey? :steviej:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by CaliBurco »

Because you don't speak or understand Somali :lol:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by BlackRain »

Lol the other day, i read an article were he wrote "dhiley" he meant "diley" :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Villa Amisom under attack!

Post by The_Patriot »

I cant write afsoomali but I speak it fluently. :comeon:
User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Villa Amisom under attack!

Post by CaliBurco »

BlackRain wrote:Lol the other day, i read an article were he wrote "dhiley" he meant "diley" :lol:
:lol:

That's something he does quite often.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Villa Amisom under attack!

Post by The_Patriot »

shawty I have never seen you writting af somaali.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”