Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Hablaha gaagaaban waxaan u sheegi lahaa in eysan cuno badan isku cunin, hadii aad gaaban tahay oo aad cuno badan cunto fuusto gobalad ayaad u ekeeni.
Usbuuci tegay waxaa dhacday in aan arkay dhawr naagood oo gaagaaban oo hadana buur buuran waliba buurnaan saaid ah, jeer bey u ekaadeen. Waxaa iila yaab badnaa markasta oo ey ii buurtaan waa sii gaabanayaan. Hadii aad gaaban tahay laakin isneelo tehay waa iska socanee.
Guud ahaan buurnaashado waa cudur, waa in laga feejirnaadaa.

- QaaliDumar
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1466
- Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
- Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Loooooooooooooooool@ jeer bey u ekaadeen.
Waa run, gaabni iyo burnaan la iskuma darsado.
Waa run, gaabni iyo burnaan la iskuma darsado.
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
The other night i was visiting a friend who was sick, somehow this young short over weight lady entered the room, asking us whether we need tea, i told my friend that the lady is actually sick, she is even having hard time breathing then last night i saw two other young short over weight guls, i jst wanted to them to eat responsibly but couldnt.
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Ar xaasid nimo
, imagine being fat an tall 
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
greenday wrote:Ar xaasid nimo, imagine being fat an tall
hadii aad dheertahay ilaa xad waa qarsan kartaa, BMI gaaguna waa is celinaaa. caadiyan buurnaanta waa laga fiican yahay it is only that marka aad gaaban tahay waa ey kusii dilee.
- greenday
- SomaliNet Super

- Posts: 12366
- Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
- Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Cakuya gabin 
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Cunto mel aya gasha buuran.Qof kasta inu control afkiisa oo yeelo aya fiican laakin afrika, dadku qurux bey oo haystaan baruurta oo way ku faananba.Qof dhuuban waxay oo haystan inu xanuunsaneyo. 
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Salaal. African mentality: fat women is healthy.
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
The African mentality waxay kuxiran tahay where the fat lays.
Africaanku might have fat asses and hips lakiin cida dadka west ma aha that carry excess weigh on their abdomen,covering vital organs.
Africaanku might have fat asses and hips lakiin cida dadka west ma aha that carry excess weigh on their abdomen,covering vital organs.
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Tushi: When i 1st come to kenya i used to think it is the African gens that is making these ppl large, these days things have changed, most of under 30s are actually slim and beautiful.
- salool
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Prince, pple who come here at old age their afrikan mentality never change, they continue living unhealthy and feed their kids with junk food.
Tuushi, badankooda walle calool ba ka so wada dhacday, this eritrain woman who liv next me, caloosha saaran waxaan umaleynayey inay uur leedahay.The way she is breathing i suspect she already has heart problems and she is not even that old.She already got type2 diabetes.Dadkaan they are killing themslves slowly.Afrika waxay ku fiican tahay uun, dadku cunto fresh ah bey cunayan, way dhididayan, way soconayan.Laakin halkan intay cunto isku ridaan bey seexanayan.

-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
somalis believe: fat is indication of health no body likes to be slim we all hate that because we are naturally slim
whites: they hate to even have some ''XALUS'' KKKKK they love to always be supper slim and fit,
whites think iman is supper hot while in reality somalis do not even marry iman's type, most somalis like what we call ''madhab'' in other words a women should have some meat especially nice badhi.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 727 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 6 Replies
- 2763 Views
-
Last post by smooth
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 296 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 388 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 3 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 2 Replies
- 556 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 5 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Nubis