Page 1 of 1

Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:00 pm
by AbdiWahab252
KDF soldier, civilian killed in Garissa
Related News
Religious leaders key in fight against HIV/Aids
Blanket punishment of Garissa chiefs misadvised
Fire that reduced millions to ashes
Minister justifies dismissal of chiefs in Garissa
SHARE THIS STORY



Updated 2 hrs 20 mins ago
By Cyrus Ombati

A Kenya soldier and a civilian have been shot dead by unknown gunmen outside a shop in Garissa.

The assailants also injured another civilian in the Sunday attack.



The three were in a company of another man chewing khat outside a shop in the town when unknown assailants emerged and shot them at close range.

The soldier, a sergeant, and the civilian died on the spot while another civilian is recuperating in hospital.

However, there were conflicting reports whether the deceased officer was a KDF or a policeman.

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:05 pm
by ina aadan
Haye wariyahayaga keenya no fadhiyow yaad u malayn inay ka dambeyaan.

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:07 pm
by Tanker
:up:

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:09 pm
by AbdiWahab252
ina aadan wrote:Haye wariyahayaga keenya no fadhiyow yaad u malayn inay ka dambeyaan.

Masakiinta ee Xafaada Garissa caawa wa la xidhxidhi doona.

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:15 pm
by ina aadan
Intaad gaarisa ku mashquulsantahay amay kaaga ronaanlahayd inad galkacyo iyo cadaado ku mashquushid, kolay reer gaarisa dhitooda iyo wanaagodu waa isugu kaa mid e.

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 4:23 pm
by ina aadan
Cadaado (RBC) Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in duhurnimadi maanta rag hubeysan ay rasaas ku fureen dhalinyaro la socotay baabuur nooca yar yar oo dhex marayey magaalada Cadaado.

Labo dhalinyaro ah oo wadatay baabuurka la weeraray ayaa ku dhaawacantay rasaasta ay fureen kooxda hubeysan, oo sida la sheegay ah maleeshiyo deegaanka Cadaado degan.

Labada ruux ee dhaawaca ayaa mid ka mid ah lagu soo waramayaa in xaaladiisu ay cuklus tahay, waxaana dhaawaca lagu daweynayaa isbitaal yar oo ku yaalla degmada Cadaado.

Illaa hadd lama xaqiijin sababta ka dambeysa rasaasta dhaawaca sababtay ee ay kooxda dableydu ku furtay, walow warar deegaanka laga helay ay sheegayaan in falkaasi uu la xiriiro aano qabiil oo ka jirta gobolka Galgaduud.

Mudaaharaad ka dhacay magaalada

Weerarkaasi kadib ayaa dadweyne ka careysan weerarka lagu qaaday dadka baabuurka saarnaa ay isugu soo bexeen wadada dhex marta magaalada Cadaado, waxaana la xiray goobihii ganacsiga.

Madaxweynaha maamulka la baxay Ximan iyo Xeeb ee ka arrimiya degmada Cadaado, Maxamed Aadan Tiicey oo yimid goobta mudaaharaadku ka dhacay ayaa sheegay in ciidamada maamulkiisa ay ku raadjoogaan kooxdii weerartay baabuurka ee dhaawaxa geysatay, isagoo sheegay in la soo qaban doono waqti dhow.

Xaalada magaalada Cadaado ayaa haatan degan

Re: Kenyan Security Official Killed in Garissa

Posted: Sun Dec 09, 2012 8:32 pm
by AbdiWahab252
Ina adan,

Garissa waxa qasay Dagaalka SOmalia ee Kenya sii gardaro uu gashey.