The nighttime raid occurred in the early hours of Friday Dec. 7, 2012, at mountainous locations known as El Dibir and Dudun, approximately 45km west of Galgala village, along the mountain range.
Puntland commandos including the Puntland Security Force (PSF) counterterrorism unit marched deep into the mountains, behind enemy lines, and stormed the terrorists’ operations base. Puntland intelligence indicated that this location served as a home for Al Shabaab senior members and is the location where wounded combatants received medical treatment.
The commandos inflicted heavy casualties including deaths and injuries and seized materials. The remaining Al Shabaab terrorists escaped in alldirections into the nearby valleys and caves, an ideal hideout for terrorist groups in a mountainous terrain.
The Puntland commandos’ raid on Al Shabaab operations base deep in the Golis Mountains comes after Al Shabaab terrorists attacked Puntland government forces near Galgala area.






Ciidamada Puntland oo kaashana kooxda sida gaarka ah u tababaran ee Argagixiso la dagaalanka iyo waliba Sirdoonka Puntland ayaa habaynimadii jamcada weerar gaadmo ah ku qaadey Fariisinkii ugu waynaa ee aykasoo duuli jireen Al-shabaab Buuralayda Galgala.
Weerarka oo ahaa mid Qorshaysan ayaa ciidanku si lug ah oo sharqan yar ay ku hareereeyeen Fariisinka Al-shabaab ku lahaayeen Buuraha.
Goobaha ay Ciidamadu la waregeen ayaa u dhowaa Ceel Dibir iyo Dudun, waxayna gacanta kusoo dhigeen Qalab iyo waxyaabaha Qarxa, waxay kaloo Ciidamdi dileen Rag shabaab ah iyagoo gacantana kusoo dhigey qaar kale.
Howlgalkaan Ay Ciidanku qaadeen xili habeynimo ah ayaa kusoo idlaadey Guul iyo sidii loogu tala galay, Warar ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Sirdoonka Puntland uu qayb wayn ka qaatey Howlgal