Page 1 of 1

Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jidadka

Posted: Mon Dec 10, 2012 12:23 pm
by EEGA9
Ciidamo ka Tirsan ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay Jidadka.

10 December 2012.

Image

(Ogadentoday Press)- Ciidamo si xooggan u hubaysan oo la sheegay inay Yihiin Jabhadda ONLF ayaa si aad ah looga dareemayay Jidadka u dhaxeeya, Jigjiga Iyo Diridhabo, Dhagaxbuur Iyo Qabridahar Iyo Qabridahar Iyo Wardheer.

Warar Madax-Banaan ayaa sheegaya in Ciidamaddan yihin kuwo aan hadda kahor la arag Isla Markaasna Ciidamaddani si xooggan u hubaysan yihiin.

Baabuur ah Nooca Loo yaqaan Toyoto ayaa meelaha qaar lagu arkay Kuwaas oo uu Ku Buufsan yahay Calanka Ogaadeeniya Iyo Caro aad u cas oo Baabuurtan La mariyay.

Ciidamaddan ayaa la sheegay inay Baabuurta Istaajinayaan isla markaasna ay Baadhitaano ku samaynayaa, la xidhiidha Dadka saaran, Midaas oo Dadka ka ag dhow Maamulka Kililka Cabsi galisay.

Ma jiraan wax war rismi ah oo ka soo baxay Dhanka Jabhadda ONLF oo ku saabsan Ciidamaddan.

Qoraal muddo bil ka hor ay soo saartay Jabhadda ONLF ayaa lagu sheegtay in Tiro aan la cayimin oo ka tirsan Jabhadda ONLF ay u dhamaaden Toobabaro Ciidan oo ooga socday Gudaha Ogaadeeniya.

Ogadentoday Press.

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 12:30 pm
by Tanker
When will Jigjiga get liberated?

Do the average Ogaden support ONLF?

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 12:34 pm
by original dervish
:up:

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 12:35 pm
by AhlulbaytSoldier
OnLF group and supporters are the only smart ogaden. The dumb ones are called Cagdheer and form the majority :steviej:

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 1:23 pm
by DayaxJeclee
we need similar thing in NFD.

ONLF :up:

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 1:29 pm
by The_Patriot
SareedoXareedo wrote:we need similar thing in NFD.

ONLF :up:
Yeah thats why I need you to check your PM. :up: ;)

Re: Ciidamo ONLF oo si xooggan u hubaysan oo Lagu arkay jida

Posted: Mon Dec 10, 2012 1:38 pm
by Colonel
Judgement day is coming for Abyssinia, and indeed many amongst the habashis will be slaughtered :meles: