Natiijadda Komishanka Doorashooyinka Qaranku shalay ku dhawaaqeen inay u gudbiyeen Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex aya la filayaa inay sahayato laba xildhibaan oo ka soo kala jeeda Rays iyo Dalsan, isla markaana ay saamayn ku yeelan karto Xildhibaan kale oo ku soo baxay Codad ay lahaayeen Musharixiin dhacday oo Faraweyne ka heshay tirooyinkan la laba jibaaray oo kale.
Xildhibaanada La Isku Bedelay Ururka Rays
Waxaa La Reebay
Khadar Xuseen Axmed Ismaaciil—– Reer Gadiid Sacad Muuse
Waxaana lagu bedelay Oo La Soo Saaray
Ismaaciil Jaamac Cabdi Beesha Biciido Habarjeclo
Ururka Dalsan
Waxaa La Reebay
Fu’aad Saxardiid Caabi Yuusuf Reer Samatar Cabdale/ Sacad Muuse
Waxaa Lagu Bedelay Oo Soo Baxay
Ilyaas Xuseen Yuusuf Jaamac Reer Liibaan/ Sacad Muuse
Natiijadda Komishanka Doorashooyinku u gudbiyeen Maxkamadda
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 234 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 524 Views
-
Last post by avowedly-agnostic
-
- 1 Replies
- 593 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 12 Replies
- 903 Views
-
Last post by Thug_poet
-
- 26 Replies
- 1307 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 281 Views
-
Last post by MrPrestige