WADANI and UCID parties + 4 Arap MPs from Xaqsoor could back him for the Mayorship.
If this turns out to be true this could be the first time an Arap individual becomes the mayor of Hargeysa.
http://oodweynenews.com/2012/12/afar-ur ... di-taajir/
"Ururada WADDANI, UMADDA, UCID IYO XAQSOOR oo qorshaynaya in Mr DOGOX uu noqdo Duqa caasimadda Hargysa":
(Hadhwanaagnews) Tuesday, December 11, 2012
Salaan qiimo badan iyo mahad ballaadhan oo ku socota Hawl-wadeenada Mareegtan Hadhwanaagnews iyo akhritayaasha sharafta leh,
Waxaa degmo kasta oo Somaliland ah ka socda dedaalo loogu jiro cidii noqon lahayd Gudoomiyaasha golayaasha deegaanka.
iyadoo musharaxkasta oo damac lihi uu ku dedaalayo sidii uu taageero iyo codoadka xildhibaanada uu ku heli lahaa,
ayaa Musharaxa ugu cadcad tartanka maayarnimada Caasimada Hargeisa Mudane Saleebaan Daahir DOGOx ayaa ku guuleystay Taageerada Xildhibaanada
AFAR urur/xisbi oo kala ah:
WADDANI
UCID
UMADDA
XAQSOOR
Hadii ay sidaas noqoto Mr Saleebaan Dogox wuxuu haystaa taageero dhan 15 xildhibaan oo ugu filan inuu noqdo Duqa Caasimadda Hargeisa ee bedelaya Mudane
JICIIR inshallaah.
Mudane Dogox, ma aha nin siyaasadda ku cusub wuxuu ahaa xubnihii ugu firfiroonaa xisbiga UCID doorashadii 2010, markii dambena wuxuu ka mid ahaa Aasaasayaashii
Ururka WADDANI oo ilaa hadda uu xidhiidh dhow la leeyahay labada xisbi ee UCID iyo WADANI.