Raila Odinga: somalis in Nairobi must go back to Somalia !
Posted: Tue Dec 11, 2012 3:54 pm
Kenya Oo Sheegtay Inay Dib u Celin Doonto Dadka Soomaaliyeed Ee Ku Nool Wadankeeda
Dolwada Kenya ayaa sheegatay dadka Soomaaliyeed ee haatan ku sugan wadanka Kenya in dib loogu soo celin doono wadankooda ka dib markii wadankaasi mudooyinkii ugu danbeeyay ay ku soo bateen rabshadaha xoogan.
Raysal wasaraha dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dadka Soomalida ah ee ku nool magaalada Nairobi si deg deg ah loogu celin doono dalkooda maadama ay xor yihiin gobolada dalka.
Sidoo kale raysal wasaaraha ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada AMSIOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya ay meelo badan ka saareen Al-Shabaab wadankana dib loogu soo laaban karo
Wuxuu xusay in waxa ka dhacaya Islii aan loo dulqaadan Karin, sidaasi darteedna ay xukuumadiisu qaadeyso talaabooyin dib loogu celinayo dadka Soomaalid ah ee bilaa sharciga ah.
Hadalka ka soo yeeray Raysal wasaaraha Kenya ayaa wuxuu imaanyaa xili maalmihii ugu danbeeyay ay rabshado xoogan ay ka dhaceen magaalada Nairobi kuwaasi oo dowlada Kenya ay ku eedeeysay in ay ka danbeeyaan dadka Soomaaliyeed.
RBC Radio
http://www.raxanreeb.com/2012/12/kenya- ... adankaasi/