


Muqdisho (RBC)
Burcad badeeda xabsiyo looga sameeyay Puntland iyo Somaliland iyana waxaan leenahay waa in dawlada federaalka lagu soo wareejiyo.” ayuu yiri Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dawlada Federaalka Soomaaliya.
(Money, Money, Money)
Waxaa jira mashruuc ay maalgelinayaan Midowga Yurub oo burcad badeeda xabsiyo looga sameeyay Puntland iyo Somaliland iyana waxaan leenahay waa in dawlada federaalka lagu soo wareejiyo.” ayuu yiri Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dawlada Federaalka Soomaaliya.
Waa markii ugu horeysay oo dawlada federaalka ay ku dhawaaqdo in burcad badeeda ku xiran gobolada dalka ay kala soo wareegeyso inkastoo aan la geyn sida arrintan u dhaqangekli karto maadaama Midowga Yurub iyo Nato oo inta badan burcad badeeda keena Puntland iyo Somaliland aysan heshiis kula jirin dawlada federaalka.
Maamulka Somaliland ayaa isaguna ku doodaya inuusan ka mid ahayn federaalka Soomaaliya taasoo sidoo kale ah caqabad kale oo ka hor iman karta dalabka dawlada federaalka Soomaaliya.
http://www.raxanreeb.com/2012/12/dawlad ... -muqdisho/