It is a town with a large international diaspora so this explains how fast it has been upgraded from zero air travel destination to an important one (relatively obviously by Somalia standards).
Dulimaad isku xiraya Magaaloyinka Cabudwaaq , Nairobi, Muqdisho, Hargaysa, Dubai oo ka bilowday Garoonka Cabudwaaq
admin | Dec 15, 2012 | 0 comments
Garoonka Diyaaradaha ee Cabudwaaq Airport ayaa waxaa ka bilowday Duulimaad toos ah oo usbucwalba isku xiraya Magaaloyinka Cabudwaaq , Nairobi, Muqdisho, Hargaysa, Dubai
Munasabad Balaran oo lagu soo dhaweynayay Dulimaadyada tooska ah ee ka bilowday Magaalada Cabudwaaq ayaa waxaa lagu qabtay qaybta Terminaalka ee Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cabudwaaq oo hada uu ku socdo dhismo.
Majaajiliste Ajakis oo asagu ka mid ah Jilaayaasha ugu caansan Somalia ayaa ka hadlay Musanasabadaasi waxaana uu si weyn u amanay Magaalada Cabudwaaq iyo Garoonka Cusub ee ay dhisteen .
Garoonka diyaaradaha Cabudwaaq waxaa ka soo daga diyaardo badan oo u yimada siyaabo kala duwaan kuwaas oo u badan kuwa sama falka balse waxaa hada ku soo siyaaday Dulimaadka usbuclaha ah oo isku xiraya Magaalada Cabudwaaq iyo Magaloyin badan oo ku yaala calamka yado Qurba jogta deegankaasi ka soo jeeda oo horay ugu dhibana imanshaha Magaalada Cabudwaaq ay hada si fudud ku tagi karaan ayago u sii maraya ama Dubai ama Nairobi.
