support of 11 MPs out of 21.
Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo oo Dib u doortay maayirki hore ee Ceerigaabo ee degmadaasi.
Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Ceerigaabo ayaa Shirkoodii ugu horeeyay ee ay
yeesheen maanta ku Doortay Mayaarka iyo Mayar Ku Xigeenka Degmaadaasi, iyaga oo dib u doortay
maayarkii hore Ismaaciil Xaji Nuur.
http://www.togdheernews.com/v2/?p=35747
