Page 1 of 3

Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 9:39 am
by Siciid85
Kulmiye party were pushing for Jaamac Jibriil Jaamac another Musa Ismail and a member of Kulmiye to become the mayor, but it did not work out as Xaaji Ismaaciil got the
support of 11 MPs out of 21.


Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo oo Dib u doortay maayirki hore ee Ceerigaabo ee degmadaasi.
Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Ceerigaabo ayaa Shirkoodii ugu horeeyay ee ay
yeesheen maanta ku Doortay Mayaarka iyo Mayar Ku Xigeenka Degmaadaasi, iyaga oo dib u doortay
maayarkii hore Ismaaciil Xaji Nuur.
http://www.togdheernews.com/v2/?p=35747

Image

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:28 am
by Siciid85
Celebration.
Image


Image

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:33 am
by original dervish
he should be shot through the head

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:38 am
by Siciid85
You mad.

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:41 am
by original dervish
why should I be mad.....this is my usual position concerning issaqs in my lands.

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:44 am
by Thuganomics
Image






:lol: :lol: Ka Nax oo Nafta Waa



Image

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:47 am
by Sanbalolshe
Siciid, ayaan dhow Ceerigaabona waanu idinkala wareegi doonaa Mayornimdeeda marka meesha iyadoo diyaar ah aan unimaadno suldaan :lol: .

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:49 am
by Thuganomics
Sanbalolshe wrote:Siciid, ayaan dhow Ceeribona waanu idinkala wareegi doonaa Mayornimdeeda marka meesha iyadoo diyaar ah aan nimaadno suldaan :lol: .
This calls for a whole new thread :lol: :lol:

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:55 am
by Sanbalolshe
^^ War aduu haddad faqash tahay ka dhex bax tolka waryaa, kelebyohow :lol:

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 10:56 am
by Thuganomics
Sanbalolshe wrote:^^ War aduu haddad faqash tahay ka dhex bax tolka waryaa, kelebyohow :lol:
Adiha iyo faqashtaba anaa wasaa :lol: And your ecstasy tablets

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 12:11 pm
by Siciid85
Sanboolshe Only a HY can be a mayor of Ceerigaabo just like how the mayor of Berbera is always Cisse Muse. :steviej:

Maayir Ismaaciil oo Markale Loo Doortay Gudoomiyaha Degmada Ceerigaabo Eedo Kululna u Soo Jeediyay Wasiiro Ceerigaabo Yimi Oo Ku Hungoobay Baajinta
Guushiisa.


http://oodweynenews.com/2012/12/halkan- ... guushiisa/


Thuganomics wrote:
:lol: Ka Nax oo Nafta Waa Original Doqon


Image

:lol: :lol:


original dervish wrote:why should I be mad.....this is my usual position concerning issaqs in my lands.

It is not your land. Occupied Las Anod is that way. :arrow:

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 1:27 pm
by yunis09
cabdalle xaamud managed to hold on to the mayorship in ceerigaabo :mrgreen:
I thought musa tuurwa were gonna take it this time round!

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 2:35 pm
by kaliil
Sanbalolshe wrote: ayaan dhow Ceerigaabona waanu idinkala wareegi doonaa Mayornimdeeda marka meesha iyadoo diyaar ah aan unimaadno
Muuse ismaaciil meesha Warsengeli iyo Dhulbahante ayay ka ilaaliyaane Muuse Abokor maalintay cod kusoo baxaan way la wareegi karaan mayornimada.Haddii Dhulbahante ama warsengeli meesha qabsadaan Khaatumo state ama Puntland ayay magaalada ku dari lahaayeen markaa waxa la idiin qaatay inay Muuse Ismaaciil meesha iska haystaan.

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 2:47 pm
by Siciid85
yunis09 wrote:cabdalle xaamud managed to hold on to the mayorship in ceerigaabo :mrgreen:
I thought musa tuurwa were gonna take it this time round!
Jaamac Jibriil Jaamac of the Musa Tuurwa could have the chance if he wasn't part of Kulmiye..

Re: Ismaaciil Xaaji Nuur Re-elected as Erigavo mayor

Posted: Sun Dec 16, 2012 2:53 pm
by Kabriid
These men doesn't know you but you take pride in their achievements? What about your own achievements? Or is that limited to creating useless threads about other people's achievements?