They also warn the Caraale Mahad guy Indha-sheel.

[youtube]Ehvz1royRBM#![/youtube]
Moderator: Moderators
Saraakiish wax run ah ayeey sheegeen aniga oo aan aheeyn reer buuhoodle laba garaad cali iyo cali khaliif waa in eey jamac siyaad iyo bahararsame eey ka soo saaraan somaliland markaana xabada eey bilaabaan reer buuhoodle waa diyaar marwalba laakiin ma aha in iyaga oo dhulkooda u diiday snm in la yiraahdo kaalaya dagaalka bilaaba waxaasi caqli ma aha laba garaad hadii eeysan heli karin ciidan iyo cid eey ku tashanayaan waa in eey isaga noqdaan ceeydhoodii eey ka qaadan jireen usa
War nimanku wax dhib ah ma sheegin, reer walba oo Dhulbahante ah ha is cadeeyo oo dhulkiisa ha difaacdo, laakiin caqli noqonamayso anigu waan hurdayaa ee ha lay dagaalamo, adigoo dagaal ku jira waad odhan kartaa tolkay hay hiiliyo, ee reer Nugaaleedoow heeryada iska tuura oo dagaalama
saraa kiishaani hadal xun may oran kaliya waxay yiraahdeen wax khaatuma layiraahdo manaqaane ama dhulbahante xabada hawada ridi oo beel walba meesha kaga beegan ha ka xabada ridato ama ilmada yaxaaska iyo baroorta hannalaga daayo nalala dul imanayo waana xadiis hadalkaasi
scw reer buuhoodle wax khaldan may odhan ee waxay yiraahdeen yaa dhimasho u diyaar ah mida kale markii xabadu ku socotay miyaa loo hiiliyay waa runtood. inaan sool ragi joogin bay ogyihiin marka maxaa kaligood dhibay.mida kale nimankan intay marba tuulo tagaan odhanaya hala jihaado cid jihaadaysaana aanay jirin war iska aamusa dheh haynaa ceebayninee. ileen ceeb looma dhinto garaad abshir ayaa magaaladuu garaadka u ahaa tagi kari waayay. waxaan ka wadaa arinta media ah ka daaya aad mar ba tuulo isku soo sawiraysaan hoos hoos u sameeya idinkaaba cadawgii u digayee
Hadda ka hor fikir aan ka shakiyay ayay saraakiishu bidhaamiyeen,kaas oo ah in la rabo in cayn colaadda lagu soo dabbaalo,qaarna ku gorgor tamaan,waanan ku raacsanahay,reer waliba markuu degaankiisa difaacdo markaa markaa haynoo ahaato,inta ka horraysa yaysan qolona been ku hawoon,buhodle cadawgeda way ku filantahay,dhibkii dhaawaca iyo agoomaha cidaan reer buhodle ahayni kamay damqan waxna umaysan tarin,walloonan dib naloo sirayn
Nalayeahmed wrote:Coldoon has Faroole's penis soo deep in his esophagus it's hard to comprehend the gargling noises you make sometimes. Shout out to Puntland got nothing but respect for my cousins and I mean that, but for the sake of puntland kick out all the dabodillif queers like Coldoon out of Garowe.
says the khatumo cheerleading eydoor dabadilif your people are getting killed by eeydoor yet you are insulting coldoon for standing with his brethren against a bunch of eydoor proxies lead by the most failed politician in somalia history.. take you nacnac to siilland it aint welcome hereNalayeahmed wrote:youre a weak dabodilif coldoon. i respect MJ's because theyre united as a tribe, they follow the MJ agenda, the Majeerteen interest comes first before anything else, for better or worse its kept them strong as a unit. what you dont understand is they dont care about you Coldoon u naive little boy, you think puntland is going to save you? that last comment about the Jamaac Siyaad confirms youre not even Dulbahante, you think people are afraid of ina Cambaashe? We're defending the land from the Hawd to the Nuugaal with no ones help what are you doing? wheres the help from Puntland coldoon dabadilif.