Page 1 of 2

Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:38 pm
by Rabshoole

Gabar Soomaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Faadumo Maxamuud ayaa arbacadii aan soo dhaafnay oo ay taariikhdu ku beegneyd 2012-12-12 waxa kaniisad ku taala magaaladda Nyköping ee dalka Sweden ku guursaday nin swedish gaal ah kaasoo gacanta u saaray kitaabka bibleka.

Gabadhana iyo odaygan ayaa la sheegay inay wada noolaayeen mudo 12 sanadood inta aaney is guursan, waxaana ay guurkooda ku soo beegeen taariikh isku aadan oo ahayd 2012-12-12.

Dadka Soomaaliyeed ee daawaday muuqaalkan ayaa aad ula yaabay sida dhaqanka gabdhaha soomaaliyeed waayadaan uu isu soo badalayey gaar ahaan markii dibadda la yimid, waxaana taas eedeeda loo saarayaa dagaaladda daba dheeraaday ee dadka Soomaaliyeed baday qaxootiga iyo nolol aan u qalmin.

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:41 pm
by DR-YALAXOOW
marka hore gabadha ninka kuma guursan diintiisa. meesha ay ku guursaytayna maaha Kaniisad ee waa STATE HOUSE. ama xarunta dawlada hoose ee magaalada ama xafiiska Munishiibiyada.. gabadha ninka waxay isku guursadeen secular marrige ama aroos dhexdhexaad ah oo aan diina raacsaneeyn...

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:44 pm
by FarhanYare
^^^in other words the couple are atheists

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:46 pm
by Tuushi
TAni gabarnimo ka fog

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:47 pm
by FarhanYare
odayga cadaan is thinking: cheap and clean, happy days :Obama:

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:48 pm
by FarhanYare
Tuushi wrote:TAni gabarnimo ka fog
:lol: :lol: she past menopause a decade ago!

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:53 pm
by DR-YALAXOOW
faraaxoos1 wrote:^^^in other words the couple are atheists
maya lama dhihi karo waa athiest. sweden si arooskaaga si sharci ah loo register gareeyo oo aad u gashaan diiwaanka waa inaad xafiiska munishiibyada aad isku guursataan. oo aad warqadha guurka cadeeynaya halkaas aad ku saxiixdaan. waxaad nikaax ku sameyn kartaa gurigaaga sheekha xaafada. laakiin guurkaas haddii aad dooneyso inuu registerka galo waa inaad xafiiska munishiibiyada tagtaa oo aad warqad saxiixdaa ama aad sida naagtan iyo ninkan sameeyeen aad nin judge ah uu idin yiraahdo will you take this person to be your wife and soo on on.. marka labadooduba muslim ayey noqon karaan.. marka waa inaad dadka xukun aanan ku ridin because we dont know labadaas qafoood....

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Mon Dec 17, 2012 8:59 pm
by FarhanYare
DR-YALAXOOW wrote:

Yalaxow you are right in order to get a marriage certificate they have to get their marriage signed and witnessed by a certified Justice of Peace ......
for her own sake i hope the dude has converted to islam!

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 12:54 am
by Rabshoole
DR-YALAXOOW wrote:marka hore gabadha ninka kuma guursan diintiisa. meesha ay ku guursaytayna maaha Kaniisad ee waa STATE HOUSE. ama xarunta dawlada hoose ee magaalada ama xafiiska Munishiibiyada.. gabadha ninka waxay isku guursadeen secular marrige ama aroos dhexdhexaad ah oo aan diina raacsaneeyn...
Thanks for elaborating on the sitaution, waxan la yaabanahay biblku kula dhaar mariye iyo champagneka la cabayow, inleen Sweden Somalida karkood joogan waa dad aad u ilbaxsan :mindblown:

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:07 am
by Rightwing
Rabshoole

where did you grow up?
Are you former indigenous villager?

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:16 am
by Rabshoole
Shidh of this caliber, is not something I'm exposed to everyday. Nonetheless excuse me for assuming we're 99.9% muslim.

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:21 am
by Lamagoodle
Rabshoole,
Sheekadaadu waa tii qurac joomo saaxib! Naag soomaali ah nin yuub leh maxaay ku fali miyaa? :lol:

Hurdada ka kac; cimrigaaga raagey naag soomaali ah oo nin baaro( I assume not many people know this word) ka socoto oo yuub leh guursatey aas ku tusaa

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:30 am
by Advo
:Shrug: Don't really care

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:31 am
by Areesa
First of all this woman is NOT gabar, she is a 50 year old woman with a raggedy wig.

Re: Gabar Soomaaliyeed oo nin gaal ah diintiisa ku guursaday

Posted: Tue Dec 18, 2012 1:56 am
by Rabshoole
^ :lol: I read the article but didn't watch the clip before I signed out.

Lamgoodle, gabdhaha somaliyed barigaan waxey rabaan ayey la socodan, anigu wax igama galin that's they're preference, this lady being an atheist, is the least of my concerns, what I disagree with is magaca muslimka ah iska badal uun. It's common courtsey, if you feel the need to sever ties with your faith it'd be best to do 360 upon exiting :up: