List of Puntland political parties

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

List of Puntland political parties

Post by Coldoon »

So far,

1. Puntland Democratic Party (PDP)
2. UGUB
3. Horseed
4. TaloWadaag
5. Gahayr

The last two were the latest to be created. Add more to the list here. Any political party formation has to go through the registration process and failure to meet the requirements will disqualify that party to participate in the elections, both local and state.

Allahayow dhawr Image
User avatar
Gantaal05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1183
Joined: Wed Apr 25, 2012 6:18 pm
Location: Migiurtinia

Re: List of Puntland political parties

Post by Gantaal05 »

This picture illustrates what the current Admin has yet to do in 2013,

time is ticking , Hopefully all this will be done in due time.

Image allow dhowr! :up:

Image
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: List of Puntland political parties

Post by Coldoon »

I think we need to compromise. The Faroole supporters want Faroole to stay an extra year and in January 2014, Faroole will participate in the Election and might win. The Anti-Faroole camp want elections to be held in January 2013, the deadline to Faroole's original time in office.

We can all meet in the middle. Let's hold the elections in June 26 2013 and announce it on July 1st 2013. :up: A symbol of the Freedom of British-Somaliland and Italian-Somaliland. :D Give Faroole 6 more months, because it will take 6 months to register the parties, set up the ballot boxes and let the people vote.
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: List of Puntland political parties

Post by Coldoon »

Latest Political Party to be announced!

Welcome Urur Siyaasadeedka WADAJIR!

Image

Xisbigii ugu horeeyey oo uu Hogaaminayo Masuul SSC Puntlander ah oo lagaga Dhawaaqay Garoowe & Gudoomiyaha oo ah Pro.Abdilahi Hassan Max/mud(spanish)

Inkastoo maalinka bariya galinka danbe ay ku eg tahay mudada diiwaan galinta Ururada siyaasada Puntland,hadana gudaha magalada Garoowe waxaa caawa mar kale looga dhawaaqay Urur-siyaasadeed cusub oo la yiraahdo Wadajir.
Munaasibadii lagu soo bandhigayay oo ka dhacdey Hoolka Waamo ayaa waxaa kasoo qayb galay waxgarad,nabadoono caan ah iyo haween.
Urur-siyaasadeedka Wadajir waxaa gudoomiye ku meel gaar ah ka ah Cabdilaahi Xasan Maxmuud oo ku magac dheer (Spaanish) wuxuna ku sugan yahay dalka Spain.Qadka talleefoonka ayuu khudbad ku saabsan ururka iyo hadafkiisa kasoo jeediyay,wuxuna tilmaamay inay dhexda u xirteen sidii bulsahda Puntland loo gaarsiin lahaa himilooyinkeeda.

Cabdirashiid Cadi Xasan oo ah xiriiriyaha Ururka wadajir ayaa goobta kas oo jeediyay khudbad kooban oo ka hadlaya asbaabta loo yagleeyay ururkaani ,wuxuna sheegay inay tahay ka dib markii aasasayasha ay wadatashiyo badan la sameeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ka dib ay ku dhalatay in la sameeyo urur siyaasadeed ku loolama madaxtinada Dowlada Puntland.

“Ururka wadajir waxa uu u taagan yahay midnimada umada Puntland,wuxuna kasoo horjeedaa dhibkasta oo kusoo fooleh shacabka,wuxu sidoo kale taageersan yahay shareecada islaamka iyo dastuurka Puntland u yaala”Cabdirashiid ayaa khudbad arinkaasi ka hadlaysa ka soo jeediyay goobta.
Ka soo qayb galayaashii qaarkood oo ka hadlay munaasibada soo bandhigista Urur siyaasadeedka Wadajir ayaa tilmaamay inay ku farax san yihiin ururada siyaasada ee kusoo badanaya gobalada Puntland,waxayna ku tilmameen inay tahay horumar kusoo kordhay dalka iyo arin is-badal wayn keeni karta.

Urur-siyaasadeedka wadajir ayaa waxa uu ka qayb noqonayaa Ururada horey uga mid ahaa saaxada siyaasada ee Puntland kuwaasoo gaaraya ilaa sagaal urur.waxana markii ay diwaagelintu dhamaanto loo diyargaroobayaan tirakobka dadweynaha ka hor intan la qaban doorashada golayaasha deegaanka May2013.
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: List of Puntland political parties

Post by Coldoon »

Garoowe (RBC Radio) Kadib shir jaraa’id ay xarunta Gudiga doorashooyinka Puntland (TPEC) ee Magaalada Garoowe Masuuliyiinta Gudiga ku qabteen ayaa lagu shaaciyay in uu xirmay wajigii 1aad ee isdiiwaan gelinta ururada doorashooyinka Puntland iyadoo loo gudbi doono wajiga labaad inkastoo aan saxaafada loo soo bandhigin waxa ay noqon doonto qaybtaas labaad.

Gudoomiyaha (TPEC) Maxamed Xasan Barre oo Saxaafada u aqrinayay Warsaxaafadeedka ayaa sheegay in dadaal dheer kadib iyo waqti kordhin ay gudigu sameeyeen lagu guulaystay in ay soo baxaan 6 urur oo kasoo gudbay marxaladii 1aad ururadaasi oo kala ah.

1: Horseed
2: Hormarin iyo Cadaalad (HorCad)
3: Midnimo
4: Ururka Dimuqraadiyada Puntland (PDP)
5: Wadajir
6: Ururka Dadka Puntland (UDAD)


Ururadan ayuu Gudoomiyuhu sheegay in ay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa iyadoo ay jiraan ururo kale oo haray kadib markii ay iyana ku guuldaraysteen in ay buuxiyaan waxyaabihii laga doonayay, Gudoomiyaha ayaa warsaxaafadeedka ku sheegay in la galayo Sanad cusub sidaa darteedna ay rajeynayaan inuu noqdo mid barwaaqo hormar iyo kamira dhalin Geedi Socodka Dimuqraadiyada Puntland la yimaada haduu alle idmo.

Arintan ayaa imaaneysa iyadoo dhawaan Gudigu uu waqti kordhin ku sameeyey xiliigii ay ku ekeed in lagu dhawaaqan karo ururo Siyaasadeed iyadoo dabadeed ay jireen ururo badan oo ka faa’idaystay waqti kordhintaasi waxaana hada Gudigu ay tibaaxeen in wajigii 2baad loo gudbi doono waqtiyada dambe ee soo socda.

Image
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”