fiiritya ani maa laamiga dheer ka imaaday see cml s.net alaabo cusub aa lagu soo daray fb cml aa chat lagu soo daray miyaa


my fav

Moderators: Moderators, Junior Moderators
greenday wrote:Salaam Warta, see tahayne? Shaqada joogta miyaa, no weeked dheh meshaas
lol kan somalida, even kuwa arabaha ko nabad qaba ay risk kaga iyo tahreeb ka o galayan. you already have it. hadee wa western passport.Thuganomics wrote:![]()
@ magic passport.Waa maxey magic passport.I want one
Wc wr wb brother..alhamdillah bro looooool " ghanaiyem...akhouk shaghaal wa zay ma qolt i went bk home and i am working now am about to settle down soon inshallah..shou ekhbrek akhouy..how is uni man?hyperactive wrote:السلاااااااااااااام عليييييييكم
شلونك عساك بخير ، ما اقول الا يا مطول الغيبات ياب الغنايم. الله يحفظك يا اخووى
sxb hallkee usoo noqdaa halkaan rabay baaba joogaa Xamar is home and no place like home bro..war meesha dadka way ka tahriibaan ani wa usoo tahriibay.Thuganomics wrote:Waryaa ciyaak salaam sxb.sidii aad u tagtey mabaad soo noqon miyaa.
alhamdulillah abaayo..inshallah enti kowaiz...yap mawjoud fe xamar wa raa7 akoun mawjood am settling for good no more travelling around asia and africaNavy9 wrote:marhaba warta, insha-Allah bekheer. Inta mowjoud fee moqadishu alaan?
war ninkii waalnaa ahaa the best of all qaldaans ..sxb xabagti waa iska dhaaftay baan filaa rehab adigoo boorsadaadi usii wato ba igu kaa war danbeysay mise Lindsay Lohan oo kale baad noqotay oo in and out maalin walbo ku jirto...sxb afkayga abooto aaan bartay hooyo iska daayeejalaaludin5 wrote:salamu caleykum warahmatulaahi wa barakaatu.
alah waa kii yara ee af soomaaliga khariban ku hadlijiray.
waar balo ku qaadatee miyaanad afkii hooyo wali baran.