[quote="*HannaH*"]Waxa l aii yidhi liin dhanaan baad tahay.....
Dadka afkooda dhandhan qadhaadh ah ayad kaga tagtaayoo
Waxa lugu haysta inaad bila naxariis tahayoo
lakiiin dee waxba kaama gelin, waayo dee fananad baad tahay...
Okay, inta dambe ana ku darsadey

[/quote]
walle anigaa shahid ka ah inaad liin dhanaan iyo kaniin malariaquin laisu daray tahay.
