President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by Khalid Ali »

Madaxweynaha Djibouti Oo Ereteriya Ugu Baaqay Soo Daynta Maxaabiista Dagaal Ee Ay Ka Hayso
Jan 5, 2013 Djibouti (Cadceed)- Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele ayaa mar kale Eriteriya ka dalbaday si ideynta maxaabiista ay ku qabsadeen dagaalkii dhexmaray 2008, waxaanu farriintan Ereteriya ugu diray khudbadiiisii sannadka cusub ee 2013.

Madaxweyne Ismaaciil, oo khudbadiisi sannadka cusub u jeediyey shacabkiisa ayaa ku sheegay in muhiim tahay sida reer Jabuuti u xusuusan yihiin una xushmeynayaan shuhadadii ku geeriyooday difaaca dalkooda, welina Jabuuti xusuusan tahay kuwa weli xabsiyadda Eriteriya lagu hayo. “Waan u duceynaynaa inay soo laabtaan sannadkan 2013” ayuu yidhi, isagoo raaciyey, “Kama daalayno sidii arrinkani u suurtoobi lahaa, xal waara lagu dhamayn lahaa, khilaafka Ras Dumera.”

Djibouti ayaa marar badan ku celcelisay siideynta maxaabiista dagaal ee Eriteriya hayso, laakiin Ereteriya oo dunida go’doon diblomaasiyadeed kaga jirtaa dheg uma dhigin dhawaaqyadan, inkastoo Amiirka dalka Qadar dhexdhexaadiyey labada wadan.

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil ayaa sidoo kale ka hadlay dhamaystirka mashaariic badan sannadkii 2012, oo ka mid ahaayeen dekedda Doraleh, iyo kuwo kaloo socda, sida dekedda Tajoura, is-faham ay wada gaadheen Itoobiya oo ku saabsan isdhaafsiga biyaha cabitaanka iyo warshad biyaha badda sifeysa oo ay Midowga Yurub wada gaadheen.

Ismaaciil Cumar Geele, madaxweynaha Jabuuti ayaa sidoo kale u soo jeediyey bulshada maadama sannadkan doorashooyinkii baarlamaanka gelayaan ay masuuliyad muujiyeen, kana dhabeeyaan ka qeybqaadashada adeega bulshada.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by original dervish »

They should be fed to the sharks. :D
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

original dervish wrote:They should be fed to the sharks. :D
:lol: he put so much effort on Saylac while his troops r dying :?
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by original dervish »

no its not about that.....the Americans built a 5 billion dollar base in Djibouti, only to realise Eritrean territory overlooked it.
They more or less told the Djiboutians to claim the territory and invade.It was all over in 5mins, the Frenchy`s got stuffed.
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

:mindblown: this american tax payers money gone to waste :down:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by original dervish »

Eritrea is one of the few African nations with any dignity. :up:
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

original dervish wrote:Eritrea is one of the few African nations with any dignity. :up:
:up: :up: all Afar land in djbouti belongs to Eritrea
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by The_Emperior5 »

Ciise wa dawlad ninki qabil moodayow
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by original dervish »

I don`t know about that.....the Eritreans aint claiming it.
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

original dervish wrote:I don`t know about that.....the Eritreans aint claiming it.
they should only 25 percent of Eritrea is afar the rest r in ethiopa and Djbouti but all r same Afar tribes
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by original dervish »

That might be a bit tricky with AFRICOM squatting there. :D
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

original dervish wrote:That might be a bit tricky with AFRICOM squatting there. :D
djbouti population is 800,000 wit half of that is Afar people the rest is Somalis and mix of yemeni arabs who lived there over 40 years
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by The_Emperior5 »

afars of Djibouti are just Djiboutians Eritrea has nothing to do with them

by the way the Ciise are the majority 70% of Djibouti now cafars are nothing in djibouti
Last edited by The_Emperior5 on Sat Jan 05, 2013 5:34 pm, edited 1 time in total.
mikexamar
Posts: 209
Joined: Tue Dec 11, 2012 4:55 pm

Re: President of Djibouti demands Eritrea to release POWS

Post by mikexamar »

The_Emperior5 wrote:afars of Djibouti are just Djiboutians Eritrea has nothing to do with them

by the way the Ciise are the majority 70 of Djibouti now cafars are nothing in djibouti
wen u add oromos, other somalis , Afars and yemeni arabs they are the majority, issa is 30 percent only
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”