Wershad cusub oo aan nooceeda hore uga jirin S/land oo Hargeysa laga hirgeliyey,agabka iyo adeegyadey soo kordhisay.
Hargeisa--Wershad cusub oo soo saarta Buugagta (Paper Factory) AADCO ay badiyaaba isticmaalaan Ardayda Iskuulada oo laga hirgeliyey Bariga Magaalada Hargeysa.
Mulkiilaha wershada Aadan Axmed Diiriye (Adan Baradho) oo khudbad hordhac ah oo kooban halkaas ka jeediyey ayaa tilmaamay in wershadani tahay tii nooceeda ugu horeysay ee Somaliland Hargeysa laga fuliyo ee soo saarta Buugaagta iyo Agabka Isguuladka, rajaynayaan inay balaadhiyaan oo aakhirka ku daraan adeegyo kale sida paper recycling-ka ama ka faa’iideysiga hadhaaga qashinka Buugaagta iyo waraaqaha dadku daadiyaan ee isticmaal baxa ah.



http://togaherer.com/madaxweyne-siilaan ... buugaagta/